Filed under: Wararka | Comments Off
MUWAADIN REER SOMALILAND AH OO 18 DAL GAADHI KU SOO MARAY OO XUKUUMADDA RAYAALE KU DHALIILAY QAABILAADA LA’AAN UU KAL KULMAY
XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO SHAN MAALMOOD U QABTAY GANACSATADA MOQDISHO INAY ISKAGA DAADIYAAN RAASHINKA DHACAY
Gudoomiyaha Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa saxaafada u sheegay maanta in ganacsatada magaalada Muqdisho aay raashiinka dhacay iskaga daadiyaan muddo shan cisho ah
Filed under: Wararka | Comments Off
GUDOOMIYAHA ODAYAASHA DHAQANKA BEELAHA HAWIYE OO UGU BAAQAY DHINACYADA DAGAALAMAYA INAY XABADA JOOJIYAN
Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho isaga oo ugu baaqay kooxaha in dagaalada aay joojiyan
Filed under: Wararka | Comments Off
XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN AYAA MAAMUL CUSUB U MAGACAABAY GOBOLADA BAY IYO BAKOOL
Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin ayaa maanta badalay gudoomiyihii Maamulka Islaamiga ee gobolada Bay iyo Bakool iyadoo loo magacaabay gudoomiye cusub
Filed under: Wararka | Comments Off
SHAN CARUUR AH OO CUDURKA SHUBAN BIYOODKA UGU GEERIYOOTAY MAGAALADA XUDUUDA KU TAALA EE DOOLOW
Ilaa shan caruur ayaa lagu soo waramayaa inay u geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka gudaha degmada Doolow ee xuduuda Somaliya Iyo Ethiopia
Filed under: Wararka | Comments Off
QARAX XOOGAN OO HABEENIMADII XALAY KA DHACAY MAGAALADA BALADWEYNE EE XURUNTA GOBOLKA HIIRAAN
Abaaro 9 kii fiidnimo ee habeenkii xalay ayaa qarax xoogan oo si weyne loga maqlay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa uu ka dhacay meel ku dhow iskuulka Al Aqsa ee galbeedka magaalada Baladweyne
Filed under: Wararka | Comments Off