Filed under: Wararka | Comments Off
URURKA ISKAASHIGA DHALINYARADA JAMHUURIYADA SOMALILAND (SOYOCO) ”WAXAAN TACSI U DIRAYNAA BULSHO WEYNTA DUNIDA GEERIDA MICHAEL JACKSON”
ODAYAASHA IYO WAX GARADKA BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE OO UGU BAAQAY BEESHA XAWAADLE INAY RAALI GELIN KA BIXISO HADAL KA SOO YEERAY
Kadib Digniin culus oo loo jeediyey Ganacsatada Beelaha Digil Iyo Mirifle ee ku dhaqan degamada Baladweyne ayaa maanta kulan xasaaasi ah
Filed under: Wararka | Comments Off
MAAMULKA DEGMADA BALADXAAWO OO RAALI GELIN KA BIXIYEY HANJABAAD LOO JEEDIYEY KENYA
Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo Sheekh Aaden Maxamed Barre ayaa sheegay in maamulka Islaamiga Ah ee Baladxaawo aay raali gelin ka bixin hadal ka soo baxay dhowaan kaasi oo aya ugu hanjabeen Dowlada Kenya
Filed under: Wararka | Comments Off
SHARIIF XASAN SHEEKH XASAN OO MELES ZENAWI U GEYEY WARAAQ U MADAXWEYNE SHARIIF SOO QORAY (Sawiro)
Magaalada Addis Ababa Ee dalka Ethiopia ayaa maalinimadii shalay waxa ka dhacay kulan xasaasi ah oo dhex maray Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Eto Meles Zenawi Iyo Wasiirka Maaliyada Dowlada KMG ee Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden
Filed under: Wararka | Comments Off
JAMHUURIYADA JABUUTI OO XUSAYSA MAALINTI AAY XORRIYADA KA QADATAY GUMEYSTAHII FARANSIISKA
Filed under: Wararka | Comments Off
AABAHA MAXAMED SULEYMAAN OO KU XIRAN XABSIGA GUAWANTAMA BAY OO WARAAQ U DIRAY BARACK OBAMA
Aabaha nin Somali ah oo lagu magacaabo Maxamed Suleymana Barre oo ku xiran Xabsiga Guawantanamo Bay ayaa codsi toos ah u diray
Filed under: Wararka | Comments Off
HUMAN RIGTHS WATCH OO KU BAAQDAY IN LA DHISO GUDDI BAARA XAD GUDUBYADA CIIDANKA AMISOM KA GEYSTAY MAGAALADA MUQDISHO
Hay’ada Xaquuqda Aadanaha Human Rights Watch ayaa ugu baaqday midowga Africa in ay dhisaan gudi Baara Xad gudubyada ciidamada Amisom
Filed under: Wararka | Comments Off