Qoyska Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Yusuf Xuseen Dhumaal ayaa been raqiis ah ku tilmaamay hadal lagu qoray shalayto Wargeyska Sharqul Awsat Ee ka soo baxa magaalada London ee dalka Ingiriiska
Qoyska ayaa sheegay in warkaasi uu been yahay isla markana Taliyahu caafimaad qabo, xaaladiisuna aay tahay mid wanaagsan sidaa aay hadalka u dhigeen
Hadalka beeninta Qoyska Taliye Dhumaal ayaa timid kadib markii nin isku sheegay inu yahay Mas’uul ka tirsan dowlada KMG ee Somaliya uu Wargeyska Sharqul Awsat u sheegay in taliya ciidanka xooga dalku uu dhaawac fudud soo gaaray
Advertisement
Filed under: Wararka