Posted on June 24, 2009 by Maslaax Cabdi Warsame
Gudoomiyahii Dagmada Baladxaawo ee gobolka Gedo Axmed Maxamed Yusuf (Barkuus) oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Baladxaawo ayaa sheegay in uu iska casilay xilkiisa kadib markii uu sabab uga dhigay arrintaasi arrimo badan awgood
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Yusuf Cali
Maamulka Islaamiga ee Magaalada Marka ayaa maanta ka warbixiyay howlo qabuuro bur burin ah oo ay shalay ka sameeyeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose kadib shir jaraa’id oo ay halkasi maanta ku qabteen
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Xasan Yare
Naadiga Kubada Cagta Real Madrid ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u weecatay Dhanka Weeraryahanka Da’da yar Naadiga Lyon Ee Karim Benzema ka dib markii uu burburay heshiiskii ay ku doonayeen Ciyaaryahan David Villa
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Yusuf Cali
Wasiirka Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac oo loo yaqaano Seefta Banaanka, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garowe ee Caasimada Is maamul goboleedka Puntland
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Liibaan Madoobe
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Yusuf Cali
Intaa badan Idaacadaha ka hawl gala magaalada Bosaso ee Xurunta Gobolka Bari ayaa hirgeliyey Magaca ”Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin”
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Admin
Wakiilka Qaramada Midoobay dhanka binu’Aadanimada u qaabilsan Somaliya Marck Bowden ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatada dhaqaale ee caalamka ka jirta ay saamaysay malaayiin Somali ah oo ku dhaqan gudaha wadanka Somaliya oo la darsay dagaalo sokeeye mudo ku dhaw 20 Sano
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Liibaan Madoobe
Hogaamiyaha garabka isbeddel doonka xisbiga UDUB isla markaana ahaa wasiirkii hore ee caafimaadka Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dirawal) ayaa golaha guurtida uga digay in muddo kodhin dambe ay u sameeyaan madaxweyne Rayaale
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Yusuf Cali
Kooxda Horyaalka dalka Ingiriiska Ee Manchester United Ayaa Lacag dhan £60 Milyan Oo Uero ku dooneysa Xiddiga Xulka Qaranka Argantina iyo kooxda Atletico Madrid ee dalka Spain Sergio Aguer
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Maslaax Cabdi Warsame
Sheekh Xasan daahir Aweys Gudoomiyaha Ururka Xizbul Islaam oo goor dhoweyd Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay dagaal la gali doonan ciidan walba oo la keeno dalka Somaliya
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Maslaax Cabdi Warsame
Xarunta madaxtooyada Villa Somaliya oo ay ku xareysan yihiin madaxda sare ee dowlada KMG intooda Muqdisho ku sugan ayaa wararka ka imaanaya waxa ay sheegayaan in ciidamo badan la geeyay nawaaxiga xaruntaas, kuwaasoo isugu jira Kuwa dowlada KMG ee Somaliya Iyo Kuwa Amisom
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Maslaax Cabdi Warsame
Gudoomiyaha ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Dheere ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin eedeymo aay u soo jeediyeen Ganacsatada, Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Liibaan Madoobe
Sarkaal sare oo ka tirsan Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin Oo Aan la xiriirnay ayaa sheegay inay been abuur tahay inay wada hadal kula jiran xubno ka tirsan Dowlada KMG ee Somaliya
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Liibaan Madoobe
Hay’adda arrimaha qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in dagaalada ka soo cusboonaday magaalada Muqdisho inay ka barakaceen ilaa boqol iyo konton kun qof
Filed under: Wararka | Comments Off
Posted on June 24, 2009 by Yusuf Cali
Waa Maxay Hargabka H1N1 (Hargab Doofaar) ? Fayruska h1N1, oo sidoo kale loo yaqaan ”Hargabka Doofaarka” & ”Hargabka A ee Doofaarka” iyo Fayras fida oo dadka qaba ay kuwa kale ugu gudbin karaan qufac ama hindhiso marka ay dadku qufacaan ama hindhisaan, Waxay jeermiska raaciyaan hawada ama oogada walxaha ay dadka kale taaban karaan
Filed under: Wararka | Comments Off