YAA KA DANBEEYAY WEERARKII WARIYE ”CUMAR HANTIILE” ???

Maalintii khamista 18 June 2009 saacadu ahayd 20:30 fiidnimo ayaa waxaa telefan ii soo diray gabar aanu daris ahayn waxay iisheegtay in ay niman hubaysan soo weerareen gurigaan dagnaa islamarkaana ay xabado la dhaceen qolkan deganaa daaqadiisa

AC MILAN OO CHELSEA KU CASUUMTAY INAY PIRLO LA HADASHO IYO NATIIJADII ITALY IYO BRAZIL

URURKA WADDANIGA SOOMAALIYEED OO ISKUUL WAXBARASHO KA FURAAYO GOOBAHA LAGU BARAKACAY EE MAGAALADA MUQDISHO

Shacabka Soomaaliyeed ee ka barakacay Magaalada Muqdisho, waxaa la soo daristay dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihiin Hooy la’aan,  gaajo,  cuduro,  biyo la’aan iyo waxbarasho la’aan, Ururo iyo shakhsiyaad badan ayaa u soo gurmaday dhalaankaas dhibaateysan, waxayna u soo direen intii ay awoodaan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers