RAFA BENITZ OO KA WALACSAN DALABKA NAADIGA CHELSEA EE CIYAAR YAHANKA TORRES IYO WARAR KALE OO XIISO BADAN

XAFLAD BALAARAN OO LAGU QABTAY JAAMACADDA KUIS EE DALKA MALAYSIA IYO ARDAYDA SOMALIYEED EE JAAMACADAASI OO AAD LOOGU MAHADCELIYEY (Daawo Sawiro)

Waxaa Magaaladda Shah Alam ee dalka Malaysia lagu qabtay Xaflad Balaaran oo loogu tala galay ardayda wax ka barata Jaamacadda Kuis.  Kuwaasow iskugu jira kuwo ka kala yimid ilaa iyo dhawr wadan,Xafladda ayaa waxaa loo-soo agaasimay si Islaami ah

CIIDAMO AAD U FARO BADAN OO ETHIOPIAN AH OO DHAQ DHAQAAQYO KA BILAABAY XADKA U DHAXEEYA HIIRAAN IYO ETHIOPIA

Ciidamo Ethiopian ah oo aad u faro badan oo ilaa shalay iyo saakay soo gaaray deegaanka Kala-beyr ayaa waxaa la sheegay in ay dhaq dhaqaaq xoogan ka bilaabeen xadka u dhaxeeya Ethiopia iyo Gobolka Hiiraan

DAD KU DHAAWACMAY QARAXII BALADWEYNE OO MAANTA LOO QADAY DALKA KENYA

Ilaa 10 qof oo ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada B/weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxa laga dhoofiyay Garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada B/weyne iyadoo loo qaaday Dalka Kenya gaar ahaa Magaalada Nairobi si gar gaar caafimaad halkaasi loogufuliyo

XAFLAD BALAARAN OO LAGU SOO DHOWEEYNAYO WAFI KA SOCDA PUNTLAND OO KA DHACDAY MAGAALADA KHARDUUM (Sawiro)

Xaflad balaaran oo lagu soo dhaweenayo wafdi kasocda puntland ayaa ka dhacday dalka suudaan caasimadiisa kharduum gaar ahaan hoolka shirirka caalamigaa ee jaamacada international university of africa iyadoo ay soo agaasimeen ururka ardada puntland ee suudaan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers