MAGAALADA BOSASO OO MAANTA LAGAGA DHAWAAQAY URUR CUSUB OO U DOODA SUXUFIYIINTA PUNTLAND

Maanta oo Taariikhdu tahay 30 Bisha June 2009-ka waxaa Magaalo Madaxda Xarunta Ganacsiga Dowlad Goboleedka Puntland looga dhawaaqay Urur Difaaca Xaquuqda Suxufiyiinta Puntland

AQOON IS WAYDAARSI SHAQO LOOGU ABUURAYO HAWEENKA GUDAHA KU SOO BARAKACAY ISLAMARKAASNA SARE LOOGU QAADAYO XIRFADAHOODA OO KA FURMAY DEGMADA BALEDXAAWO (Daawo Sawiro)

MAAMULKA ISLAAMIGA AH EE KA ARRIMIYA GOBOLKA JUBADA HOOSE OO CADEEYEY IN AAY WEERARO KU QAADAYAAN GUDAHA WADAMADA KENYA IYO ETHIOPIA

Gudoomiye ku xigeenka maamulka Islaamiga ee ka Arrimiya magaalada kismaayo Cabdiqani Maxamed Yuusuf Oo la hadlaaye warbaahinta ayaa si cad ah u cadeeyey In ay weeraro aan kala joogsi laheyn ay ku qaadi doonaan dalalka deriska la ah Somaliya

MADAXWEYNAHA DOWLADA KMG EE SOMALIYA SHARIIF SHEEKH AXMED OO U DHOOFAY MAGAALADA SIRTA EE DALKA LIIBIYA

Waxa maanta ka dhoofay garoonka Aaden Cadde International Air Porta Wafdi u hoggaaminayo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynaha Ayaa ku sii jeeda Dalka Liibiya

MANCHESTER UNITED OO £16 MILYAN KULA WAREEGI DOONTA CIYAAR YAHAN CUSUB

Sidaa lagu qoray Jaraa’idka The Mirror ee dalka Ingiriiska Iyo Jaraa’ido kale oo badan kooxda Manchester United ayaa £16 Milyan Oo Uero kula soo wareegtay Xiddiga

QARAX SABABAY DHIMASHO IYO DHAAWAC OO LALA BEEGSADAY CIIDAN KA TIRSAN KUWA DOWLADA KMG EE SOMALIYA

Qarax ayaa maanta ka dhacay gudaha degmada Waabari ee magaalada Muqdisho kaasoo lala eegtay gaari ay wateen ciidanka dowladda KMG

XILDHIBAAN MAXAMED NUUR CARAALE ”RAYAALE IYO AXMED YAASIIN WAXA KALIYA EE U HADHAY WAA INAY DADKA IIBIYAAN”

DIYAARAD LAGA LEYAHAY WADANKA YEMEN OO KU BURBURTAY MEEL U DHOW JAASIIRADA COMOROS

MAAMULKA ISLAAMIGA AH EE DEGMADA LUUQ OO SOO ROGAY AMARO KALA DUWAN

Maamulka Islaamiga Ah ee degmada Luuq ayaa soo roogay Amaro kala duwan, kuwas oo aay ka mid yahiin in xiliga habeenkii ah waxii ka dambeeya 9 fiidnimo aan la socon karin Iyo In Haweenku Xirtan Xijaabo

GUDOOMIYAHII MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA HIIRAAN OO ISCASILAY

Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa is casilay isagoona ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sababaha uu isku casilay

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA PUNTLAND OO SHEEGAY INAY U CAAL WAAYEEN WAX KA QABASHADA DADKA TAHRIIB DOONKA AH

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo Waraysi Siiyey Idaacada Shabelle Ee Magaalada Muqdisho Ayaa sheegay in maamulka puntland aay u caal waayeen wax ka qabashada kooxaha tahriibka ah

MADAXWEYNAHA YUGANDHA YOWERI KAGUTA MUSEVENI AYAA SII WEYN U SOO DHOWEEYEY HUBKII DOWLADA MAREYKANKU UGU DEEQDAY DOWLADA KMG EE SOMALIYA

MUWAADIN REER SOMALILAND AH OO 18 DAL GAADHI KU SOO MARAY OO XUKUUMADDA RAYAALE KU DHALIILAY QAABILAADA LA’AAN UU KAL KULMAY

XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN OO SHAN MAALMOOD U QABTAY GANACSATADA MOQDISHO INAY ISKAGA DAADIYAAN RAASHINKA DHACAY

Gudoomiyaha Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin ee Gobolka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen ayaa saxaafada u sheegay maanta in ganacsatada magaalada Muqdisho aay raashiinka dhacay iskaga daadiyaan muddo shan cisho ah

GUDOOMIYAHA ODAYAASHA DHAQANKA BEELAHA HAWIYE OO UGU BAAQAY DHINACYADA DAGAALAMAYA INAY XABADA JOOJIYAN

Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa baaq u diray kooxaha ku dagaalami magaalada Muqdisho isaga oo ugu baaqay kooxaha in dagaalada aay joojiyan

XARAKATUL SHABAABIL MUJAAHIDIIN AYAA MAAMUL CUSUB U MAGACAABAY GOBOLADA BAY IYO BAKOOL

Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin ayaa maanta badalay gudoomiyihii Maamulka Islaamiga ee gobolada Bay iyo Bakool iyadoo loo magacaabay gudoomiye cusub

SHAN CARUUR AH OO CUDURKA SHUBAN BIYOODKA UGU GEERIYOOTAY MAGAALADA XUDUUDA KU TAALA EE DOOLOW

Ilaa shan caruur ayaa lagu soo waramayaa inay u geeriyoodeen cudurka shuban biyoodka gudaha degmada Doolow ee xuduuda Somaliya Iyo Ethiopia

QARAX XOOGAN OO HABEENIMADII XALAY KA DHACAY MAGAALADA BALADWEYNE EE XURUNTA GOBOLKA HIIRAAN

Abaaro 9 kii fiidnimo ee habeenkii xalay ayaa qarax xoogan oo si weyne loga maqlay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa uu ka dhacay meel ku dhow iskuulka Al Aqsa ee galbeedka magaalada Baladweyne

BRAZIL OO MARKII SADDEXAAD KU GUULEYSATAY KOOBKA CONFEDERATION CUP (Sawiro)

Ciyaar Aad u Xiiso badan ayaa caawa ka dhacday garoonka Alias Park ee magaalada Johnnesburg, Ciyaarta oo u dhaxeysay Xulka Mareykanka

KALSOONIDA AAD KA WEYDEY BULSHADA MA KULA TAHAY IN AAD KU HELEYSO CIIDAN SHISHEEYE? (Faallo)

ADDUUNKA WAXAA UGU FIICAN XAAS WANAAGSAN, HADABA NOOCEE BAAD GUURSAN LAHEYD? BAL KAALAY OO INALA FAA’IDEYSO

Nin Taabici ah oo la’oran jiray Khalid Bin Safwan ayaa maalin wuxuu arkay dad badan oo isugu soo xoomay, Masaajid ku yaalay magaalada Barsa ee dalka Ciraq

XUKUUMADA SOMALILAND OO MAANTA QAYLO DHAAN ABAAREED U GUDBISAY BEESHA CAALAMKA

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta daboolka ka qaaday in ay dawlad aahan Beesha caalamka ka codsanayaan sidii loogu soo gurman lahaa dadweynaha reer Somaliland

MADAXWEYNAHA KONFUURTA GAALKACAYO OO INTAA U IS CASILAY HADANA DIB UGA LAABTAY ISCASILADIISI

Madaxweynaha Maamulka Koonfurta magaalada Gaalkacyo Maxamed Warsame Cali (Kimiko) ayaa beeniyay war uu shalay sheegay oo ahaa in uu iska casilay xilkii Madaxweynanimo ee uu ka hayay Maamulka K/Gaalkacayo

HEER KULKA MAGAALADA BERBERA OO GAADHAY HALKII UGU SARREYSAY SAAMEYNA KU YEESHAY DADWEYNAHA DANYARTA AH

MADAXWEYNAHA DOWLADA KMG EE SOMALIYA OO CODSADAY IN CIIDAMO DHEERAAD AH LAGU SOO KORDHIYO KUWA AMISOM EE KU SUGAN MAGAALADA MUQDISHO

Madaxaweynaha dowlada KMG Somaliya Shariif Sheekh Axmed oo goor dhoweyd Shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya

MAXKAMADA DARAJADA KOWAAD EE MAGAALADA BOSASO OO MAANTA XUKUN KU RIDAY AFAR NIN OO KU EEDEYSAN BURCAD BADEEDNIMO

Maxkamaxa Darajada Kowaad ee magaalada Bosaso ayaa maanta xukun Min afar sanno ah ku riday koox dhalinyaro ah oo ku eedeysan Falal burcad badeednimo ah

ISMACIIL CUMAR GEELLE ”HADDII XOOGGAGA MUCAARIDKU AY LA WAREEGAAN TALADA, WAXA HUBAAL AH INAY TAASI HORSEEDI DOONTO DUULAAN AY CAALAMKU KU QAADAN SOMALIYA”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa walaac aad u weyn ka muujiyey xaalada ka sii daraysa ee dalka Somalia 

FRANSUAL OKELA TALIYAHA HAWL GELINTA CIIDANKA AMISOM OO BEEN KU TILMAAMAY EEDEYMO UGA YIMID HAY’ADAHA XAQUUQDA AADANAHA

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo Fransual Okela aay la yeelatay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho Ayuu ku beeniyey eedeyn ciidamadiisu uga timid hay’adda xuquuqda aadanaya ee Humar Rights Watch

ETHIOPIA OO CIIDAMO AAD U FARA BADAN SOO BUUX DHAAFISAY XADUUDA GOBOLADA GEDO IYO BAKOOL

Ciidamo Ethiopian ah oo aad uu fara badan kuna hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa saakay soo buux dhaafiyey xuduuda gobolada Gedo iyo Bakool iyadoo qaar kamid ah ciidanka Ethiopia aay gudaha u soo galeen degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool

RIYAALE ”WAAN TARTAMAYAA, HADDII LAYGA GUULEYSTO IYO HADDII KALEBA WAAN AQBALAYA NATIIJADA DOORASHADA”

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa mar kale ku celiyay in uu ka degayo xilka, isla markaana uu ku qancayo natiijada Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo 27-ka bisha September haddii laga guulaysto

SAXAAFIYIINTA PUNTLAND OO CABASHO XOOG LEH KA KEENAY HAB DHAQANKA BURHAN AXMED DAAHIR

DAGAALO KHARAAR OO DIB UGA BILOWDAY DEGAANO HOOSTAGA DEGMADA MAHADAAY EE GOBOLKA SHABEELAHA DHEXE

Dagaalo u dhaxeeya Xarakatul Shabaabil Muajaahidiin Iyo Ciidan taageersan dowlada KMG ee Somaliya ayaa waxaa uu ka socda deegaanka Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha dhexe

MAXA KALA HEYSTA CAAWA BRAZIL IYO XULKA MUCJISADA AH EE MAREYKANKA +

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa caawa ka dhaci doonta magaalada Johnnesburg ee dalka South Africa, ciyaarta oo u dhaxeysa Xulka qaranka Wadanka Brazil Iyo Xulka Kale ee Mareykanka

TALIYE CUSUB OO DEKEDDA MAGAALADA BOSASO LOO MAGACAABAY

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Col Muuse Axmed Salaax ayaa sheegay in taliyahii hore ee ciidanka Booliska dekedda Magaalada Bosaso Maxamed Yare lagu bedelay taliye cusub

JAALIYADA SOOMAALIYEED EE WADANKA GIRIIGA OO BEENIYEY WARAR AAY BAAHIYEEN DHALINYARO SOMALIYEED

Waxaa wax lala yaabo ah maqaalkii ama warkii ku soo baxay 27-ka bishan bogga hore ee Shacabka Media, kuna saabsanaa Fariin iyo Cabasho loo dirayo Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed

URURKA ISKAASHIGA DHALINYARADA JAMHUURIYADA SOMALILAND (SOYOCO) ”WAXAAN TACSI U DIRAYNAA BULSHO WEYNTA DUNIDA GEERIDA MICHAEL JACKSON”

ODAYAASHA IYO WAX GARADKA BEELAHA DIGIL IYO MIRIFLE OO UGU BAAQAY BEESHA XAWAADLE INAY RAALI GELIN KA BIXISO HADAL KA SOO YEERAY

Kadib Digniin culus oo loo jeediyey Ganacsatada Beelaha Digil Iyo Mirifle ee ku dhaqan degamada Baladweyne ayaa maanta kulan xasaaasi ah

MAAMULKA DEGMADA BALADXAAWO OO RAALI GELIN KA BIXIYEY HANJABAAD LOO JEEDIYEY KENYA

Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo Sheekh Aaden Maxamed Barre ayaa sheegay in maamulka Islaamiga Ah ee Baladxaawo aay raali gelin ka bixin hadal ka soo baxay dhowaan kaasi oo aya ugu hanjabeen Dowlada Kenya

SHARIIF XASAN SHEEKH XASAN OO MELES ZENAWI U GEYEY WARAAQ U MADAXWEYNE SHARIIF SOO QORAY (Sawiro)

Magaalada Addis Ababa Ee dalka Ethiopia ayaa maalinimadii shalay waxa ka dhacay kulan xasaasi ah oo dhex maray Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Eto Meles Zenawi Iyo Wasiirka Maaliyada Dowlada KMG ee Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden

JAMHUURIYADA JABUUTI OO XUSAYSA MAALINTI AAY XORRIYADA KA QADATAY GUMEYSTAHII FARANSIISKA

AABAHA MAXAMED SULEYMAAN OO KU XIRAN XABSIGA GUAWANTAMA BAY OO WARAAQ U DIRAY BARACK OBAMA

Aabaha nin Somali ah oo lagu magacaabo Maxamed Suleymana Barre oo ku xiran Xabsiga Guawantanamo Bay ayaa codsi toos ah u diray

HUMAN RIGTHS WATCH OO KU BAAQDAY IN LA DHISO GUDDI BAARA XAD GUDUBYADA CIIDANKA AMISOM KA GEYSTAY MAGAALADA MUQDISHO

Hay’ada Xaquuqda Aadanaha Human Rights Watch ayaa ugu baaqday midowga Africa in ay dhisaan gudi Baara Xad gudubyada ciidamada Amisom

RUUSHA OO MARKAB DAGAAL U SOO DIRAYA XEEBAHA WADANKA SOMALIYA

Afhayeen u hadlay Dowlada Ruushka ayaa sheegay in Markab kuwa dagaalka ah oo ay saran yihiin laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah aay u soo dirayaan xeebaha Gacanka Cadmeed bishan Dhamaadkeeda

WARIYE JAAMAC YUSUF DEBARAANI OO JOOJIYAY SHAQADII WARBAAHINTA EE PUNTLAND KANA WARAMAY SABABTA KU KELIFTAY

KORORSO AQOONTAADA SU’AAL IYO JAWAAB OO DIINI AH IYO AQOON GUUD QEYBTII 10-AAD

Waa barnaamijkii aad inooga barateen jimco walbo. Wuxuuna xanbaarsan yahay macluumaad fara-badan ee bal kaalay oo inala faa’iideyso

AQOON YAHANO REER PUNTLAND AH OO KU BAAQAY IN MAAMULKA PUNTLAND U YEESHO ASTAAN GAAR U AH PUNTLAND

MUNAASABADA LAGU XUSAYO MIDOWGII GOBOLADA WAQOOYI IYO KOONFUUR OO LAGU QABTAY DEGAANO KA TIRSAN PUNTLAND

Munaasabado lagu xusayo maalinta 26-ka Juun – midowgii gobolada waqooyi iyo koonfuur ee dalka Somaliya ayaa maanta lagu qabtay magaaloyiin fara badan oo ka tirsan Ismaamul Goboleedka Puntland

WAXBARASHADU MUHIIM AYEY U TAHAY BULSHO KASTA OO ADDUUNKA KU DHAQAN

Sidaynu la wada socono Waxbarashada maanta waxay u socotaa si xawli ah oo ay aad u korayso horu-socodka heerarka Waxbarasho, markaynu barbar dhigno waayadii hore ee waxbarashada Somaliland

HAY’ADDA XAQUUQDA AADANAHA EE AMNESTY INTERNATIONAL OO CAMBAAREYSAY XUKUNKII GACAN IYO LUG GOYNTA AHA EE LAGU FULIYEY DHALINYARO SOMALIYA

Hay’adda Xaquuqda Aadanaha Ee Amnesty International ayaa cambaareyn u soo jeediysay Xarakada Alshabaab oo shalay ku fuliyey xukun lug iyo gacan goyn ah Afar dhalinyaro ah oo ku eedeysna falal burcadnimo ah

SARUUR ”DHIIG INUU DAADIYO DIYAAR UMA AHA”

Kadib Xog-wareysi iyo tallo arurin eey beeshan Saruur hogaankeeda sare yeesheen ayaa waxaa ka soo baxay qodobada Hoos ku qoran

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers