AXMED CUMAR MAXAMED WAA WIIL SOMALIYEED OO CURYAAN AH, KUNA DHIBAATEEYSAN DALKA THAILAND CAAWI WALAAL

caawi

Waxa uu ka yimid magalada muqdisho waxa uu wadanka Thailand u yimid UNHCR, lakiin nasiib daro wax soo dhaweyn ah kalama kulmin dhinac walba waxa ka sii daran in uu yahay ruux curyaan ah oo aan waxba qabsan karin

Maxaa yelay Dawladda Thailand iyo United nations-ka isma aqoonsana sidaas daraadeed waxaa halkaan ku haysta dhibaato fara-badan oo ay kamid tahay guri la’aan caafimaad daro sharci la’aan

Sidoo kale hada wuxuu la joogaa wiilal soomaaliyadeed balse qaarkood ay arday yihiin kuna dhaw iney iska eryaan Maxaa yeelay maka-faala qaadi karaan

Waxaa halkaan la yimid wiil walaalkiiis ah oo isaga caawin jiray lakiin nasiib daro waala xiray waxaa loo xiray sharci la’aan

Hada waxaa haysta dayac farabadan oo laga yaabo in uu u dhinto haduusan helin gargaar bila Aadannimo

Sidoo kale Maxaa yelay waxaa loogu soo sheegay in UN-ka halkaan joogta ay tahay mid siwanaagsan u gar garaysa lakiin uusan ka helin wax caawimaad ah waxa ay u sheegeen in uu halkaan iska joogo isaga oo aan waxba haysan waxna qabsan Karin wax dad ah oo caawinaayana ma haysto.

Halkaanna markii hore waxaa kenay dad soo cawimay oo dhibaataadiisa arkay ayaa halkaan cawimaad ahaan u keenay oo ticket-ka ka soo baxshay

caawi2

UN-kana waxay siiyeen warqad aan waxba u tareynin oo aan police-ka xitaa aan ka celin karin maxaa yelay walaalkiiba wax wey u qaban weyday warqadaan oo kale ayuu heestay waana la xiray

Ugu danbeen wiilkaan soomaaliyadeed ee curyaan ah oo dayacan wuxuu yiri soomaalida waxa uu ka codsanayaa in ay ii gar-gaaraan iyo dhamaan waxii wax ii qaban kara Alle dartii. waxaan ahay wiil walaalkiin ah oo dhibaateesan oo aan waxba heesanin curyaana ah

Qofkii caawin kara wuxuu ugu hagaajin karaa xawaaladda Amal ee magaalada Bangkok ee dalka Thailand

Magaciisana waa Axmed Cumar Maxamed

TELKIISA WAA 0066848990558

Faafin Somalifans.Net