SIDEE LOGA XUSAY MAALINTA QIIMAHA BADAN EE 18 MAY MAGAALADA LONDON EE UK (Daawo Sawiro)

lodon14

Waxa habeen xalay lagu qabtay magaalada london xuska maalinta qiimaha badan ee 18 May maalinta oo ah markii jamhuuriyada Somaliland Gooni uga baxday Somaliya, isla markana aay ku dhawaaqday gooni isu tageeda aay maanta u dabaal degi xuskiisi 18 ee sanad guurada qiimaha badan, Haddaba xafladii xalay waxa ka soo qeyb galay dad aad u fara badan iyo fanaaniin caan ah ayna ka mid tahay Maryan Mursal oo iyadu heeso aad u qiima badan oo wadani ah halkaasi ka qadaylodon13

 

Haddaba Akhriste Hadal Wax tar ma leh ee Isha ku macalin ah Daawo Sawirada qiimaha badan ee xaflada Xalayto

 

as1

as

 

Xaquuqda Sawirada Waa Khadar Dirir

Advertisement
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers