
Barakac xoogan ayaa saaka ka bilowday qeybo ka mid ah magaalada moqdisho casuumada somaliya
Iyadoo shalay ay xaafado ka tirsan magaalada moqdisho aay ku dhacayeen madaafiic aad u fara badan oo aay barbar socdeen dagaalo shalay ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ee gobolka Banaadir ayaa waxaa biloowday Barkac baahasan oo dadku ay uga cararayaan Xaafadahooda iyagoo ka baqadi qaba in waxyeelo ay ka soo gaarto madaafiicdaasi
Meelaha ugu badan ee maanta dadweynahu ka barakacayan waxa ka mid ah Xaafada Tawakal, Towfiiq, Carafaad iyo Fagax ee degmada Yaaqshiid oo aay shalay ku dhaceen madaafiic aad u fara badan
Habada barakacan ayaa imanaya iyada oo maalintii lixad aay xalada magaalada moqdisho aay aad u adag tahay walina la isku horfadhiyo goobaha dagaalka sidoo kalena kooxda alshabaaba aay gurmad xoog leh ku soo dabuuleyso magaalada moqdisho
Somalifans Online
Filed under: Wararka