
Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxeey ku waranmayaan in ciidan baaxad leh oo ka tirsan Onlf iyo Jabhada Oramo ay habeenimadii xalay soo gaaren magaalada marka oo uu haatan ku sugan yahay Amiirka Al Shabaab Axmed Cabdi aw-Muxumed ( Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr) wararku waxeey intaasi ku darayaan in ciidanka la filayo in halkaa ka furtaan saldhig ciidan oo lagu tababaro
Dhanka kale warar kale ayaa iyaguna waxeey sheegayaan in uu magaalada Marka uu ku sugan yahay hogaamiyaha ururka Raaaskaambooni Sheekh Xassan Turki oo isna la fikir ah Ururka Alshabaab, wararka ayaa intaas ku daraya in sheekh xasan turki iyo Abuu Zubeyr ka wada hadlayaan arrimaha maamulka kismaayo oo muran xoog lahi ka tagan yahay
Warkaan Oo Faah Faahsan Kala Soco Somalifans.Net
Nagala Xiriir Somalifans@gmail.com Ama Somalifans@hotmail.com
Filed under: Wararka