LEONEL MESSI OO SHEEGAY INU AAD ULAA U SOO JIIDATAY CIYAARAHA FRANKA LAMBARD IYO WARAR KALE

iloveyou

Ciyaar yahanka labaad ee adduunka leonel messi ayaa sii weyn uga hadlay ciyaarta kooxda Fc Barcelona la ciyaari doonto kooxda khatarta ah ee Chalsea oo ka ciyaarta magaalada london

Leonel messi ayaa sheegay in kooxda Fc Chelsea aay tahay tijaabada kowaad ee aay ku hanan karan horyaalka yurub isaga oo sheegay hadii aay ka badiyaan kooxda Chelsea in kooxdooda aay noqon doonto horyaalka oo koox kale oo iska celin karta aysan jirin sidaa u hadlaka u dhigay Messi, sidoo kale xiddigan reer Argentina ayaa sheegay inu aad ulaa dhacsan yahay qaab ciyaareedka xiddiga reer England ee Franka Lambard isaga oo sheegay inu ciyaar yahankaasi yahay mid khatar ah oo dhanka dhexda aad ugu wanaagsan , Messi ayaa sheegay inu shaqsiyaan aad uga heelo ciyaaraha Lambard isaga oo ku tilmamay xiddig halis ah oo aan dhanka dhexda lagula tartami karin

ra

Dhanka kale Kooxda Manchester United ayaa sheegtay inay heshiis la saxiixatay Ciyaar yahanka Rafeal De Silva oo dhanka middig uga dheela kooxda , Barta internetka ee kooxda Manutd ayaa lagu sheegay in ciyaar yahanka Rafeal aay la saxiixdeen heshiis cusub kaasi o ah inu labo sanno oo kale la sii joogo kooxda Manchester United ilaa 2013 ayaana heshiisku noqon doona

Habada ciyaar yahankan dhalinta yar ee reer brazil ayaa aad ugu soo caan baxay ciyaaraha kooxda manutd ee malmaha dambe waana xiddig mustaqbal wanaagsan ku leh kubada cagta ee adduunka

Yusuf Cali

Somalifans Online

 

Nagala Xiriir Somalifans@gmail.com Ama Somalifans@hotmail.com

Advertisement
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers