
Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun Kulin Nafsin Daa Iqatil Moodd
إناللةوإناإليةراجعون
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
TACSI TIIRAANYO LEH Anagoo Kala Ah
Hooyo Sureer Muuse Jaamac
Aabe Cali Aden
Maxamed Cali Aden
Mursal Cali Aden
Sacdiya Cali
Yusuf Cali Aden
Aamiin Cali Aden
Iyo Wilba Khadro Cali Aden
Dhamaan Dadkani oo kala Jooga Bosaso, Norway, Yemen, Kenya, Usa Iyo Waliba Denmark Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Maxamuud Maxamed Barre Oo Xaskiisa Sucaad Maxamed Cabdi Aware Ku Geeriyootay Magaalada Bosaso , Waxaan Ilaahay kaga baryeynaa in eheladii ka geeriyootay inuu samir iyo iimaan ka siiyo Ilaaheey iyadana janatul fardowsa Ilaaheey ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Sidoo Kale Dhamaan shaqalaha Iyo Maamulka Warbaahinta Somalifans.Net Waxay tacsi taas la mid ah u dirayaan Maxamuud Maxamed Barre geeridii Naxdinta Laheyd ee Shalay Ku timid Xaskiisa Allaah ha u naxariiste sucaad Maxamed Cabdi Waxayna leyahiin Illaah samir iyo Iiman ha ka siiyo Geerida naxdinta leh iyadana Janatul Fardowsa Eebe ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
إناللةوإناإليةراجعون
Waxii Tacsi Ah Ku Soo dir E-Mail Somalifans@hotmail.com
Filed under: Wararka