
Wafdi balaaraan oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliya Md. Shariif Sheekh Axmed Ayaa ka Soo Degay garoonka calaamiga ah ee Aaden Cadde International Airport galabta Gelinkii Dambe
Madaxweynaha ayaa waxaa uu ka qeyb galay Shir ka dhacayay Daqlka Qadar kaaso ay qabqabadiisu laheyd Ururka Jaamacada Carabta kaasoo ay isugu imanayeen Dhamaan Madaxweyane yaasha Wadamada Carabta
Markii uu soo gaba gaboobay maalintii shalay Shirkii Jaamacada Carabta ayaa Bayaanadii laga Soo saaray waxaa ka mid ahaa in Dowlada FKMG ah ee Somaliya ay Jaamacatul carab ugu deeqday Aduun Gaaraya 3.000.000 oo doolar kaas oo bilwalba Loogu deeqayo kana bilaabandoonta Bishan April ee Maanta Kow aheyd
Madaxweynaha ayaa maanta laga suugayey dalka smagaalada Khartoum ee caasimada dalka sudan oo aay ka socdan wada hadalo lagu dhex dhexaadinayo DFKMG iyo Isbahaysiga Oday Xasan Daahir Aweys U Madaxa U yahay
Magaalada moqdisho ayaa sii weyn logu soo dhoweeyey galabta madaxweyne shariif iyo wafdiga balaaran ee u hoggaaminayey iyada oo maanta laga dareemi karay magaalada inu imaan doono madaxweyne shariif madama sii weyn lo adkeeyey amaanka wadooyinka gala airport-ga
Y C Ciise
Somalifans Online
Nagala Xiriir Somalifans@gmail.com Ama Somalifans@live.se