Waxan aad uga xumahay in saxaafadii somaliya noqoto been laga gacansado taasi waa nasiib darro weyn oo heysata suxuufiyiintii somaliyeed ee maanta loga bahna waxtarka iyo hiilinta dhulkooda hooyo
Waxana aad uga xumahay in idaacad ilaa website somalidii noqoto dad ka ganacsada dhiiga iyo dhibatada ummada, hadaba warsidaha ku caan baxay beenta iyo aflagadeynta bulshada somaliyeed ee waagacusub oo u qore ka yahay nin aan is dhahi karo xiita maalin buug uma qadan inu saxaafad wax ka ogado laguna magcaabo daahir cabdulle calaasow ayaa waxa u noqday shaqsiga ugu beenta iyo cayda badan somaliya, waxana u far dheer ku noqday warbaahinta somaliya isaga oo ninkaasi baray ummada been iyo been abuur, waxan soo qaadan kara beentii u ka sheegay Agaasimaha guud ee warbaahinta somalifans Md. Yusuf cali isaga oo maqaalo u gacanta ku qoray yiri waxa qoray ”Yusuf” sidoo kale cay iyo aflagado ulaa fariistay Madaxweynaha puntland iyo caruurtiisa isaga oo aan laheyn awood u ku cayo isagu balse dhigay mishiin ah inu adeegsado magac qof kale oo usan xiita aqoon isagu, daahir ayaa sidoo kale ku caan baxay been abuurka oo waxa la dhahi kara waa caado u bartay, waxana la yiri waxad barato waa baska oo nin dhafi kara cayda iyo ja’iifada ummada ma aha ayaa la dhihi kara xaqiiqda marka laga hadlayo .
Waa shaqsiga beentiisa aan waligii raaligelin ka bixin, sidoo kale ninkan ayaa ah nin been ka sheega saxaafada isaga oo sameystay urur been ah oo koox yar oo aay isku qabiil yahiin intaa u urursaday yiri waxa weeye ururka suxuufiyiinta qaranka somaliyeed Caajib!!!!!!!
Waa su’aale daahir xaage lagugu doortay? xaagese intaase oo saxaafi oo somaliya intaa aay isu timid kugu dooratay gudoomiye?, waxa la dhihi kaara daahir calasoow ma hayo wax cadeyn ah oo ururkiisa waxadba ka garan karta marka eegto webkooda inu yahay mid qabiil gaar ah iyo koox gaar ah u sameysan, sidoo kale daahir ayaa caado ka dhigtay inu ummada somaliyeed isku diro waxana cadeyn kaga ah maqaalo aad u fara badan oo u ku qoray webkiisa kuwas oo ah been abuur laga sheegayo qaba’iil somaliya
Habada ninkan oo ah nin aad u neceb islaamka, waxadna cadeyn kugu ah sidaa u uga soo horjeeday Ururkii Maxkamadaha ee laga asaasay magaalada moqdisho, sidoo kale sidaa u uga soo horjeedo Ururka Islaamiga ah ee Alshabaab, Waxa laga yaba inaad is weydiiso oo aad tirahdo ”Wadaniga” Waa khaldan yahay oo daahir waxa u taageera Ahlu sunna waljameeca Maya ha khaldamiin, Ahlu sunna waljameeca ma taageero daahir calasow ee waxa u taageera waxii qabiilkiisa ka soo jeeda oo ninkii qabiilkiisa ah ee meel meherad ah u furta dhibaatada iyo leynta ummada somaliyeed daahir calasow waxa u siinaya taageero buuxda , waxadna ku garan karta sidaa u taageero buuxda u siiyey xiligii dagaalka lagula jiray hoggaamiye kooxeedyadiii aay isku jifida hoose ahayeen daahir calasoow
Sidoo kale ninkan daahir ah ayaa ah madaxa website-yo badan oo waagacusub kaliya madax uma aha ee waxa u sidoo kale qora website-yada aay ka mid yahiin Hawiyenews iyo Gorgor kuwas oo u siyaasado kale kula shaqeyo , hadan tusaale u soo qadano marka hawiyenews wax ku qorayo waxa u adeegsada magaca ah ”Wiil hoog hawiye” isaga oo is leh yaa lagu fahmin oo la aqoonsan qofka aad tahay, waxana website-ka hawiyenews u daahir ku qora waxii cay ah oo uurkiisa ku jira waxana ka mid ah maqaalo u aflagado kaga sheegayo dadka siyaasiyiinta iyo waliba qabiilada qeybtood waxana tusaale u soo qadan karta maqaalka u leyahay ”Haweenka Daarood iyo Diyaanada maxa kala heysta” Habada daahir calasoow ayaa la dhihi kara waa nin ku ciyaaray sharaftii iyo karaamadii suxuufiyiinta somaliyeed, in kasta oo usan la yaab laheyn oo la sheegay inu hore u ahan jiray dadka kabaha caseeya ee ka shaqo gala hotel shabeelle, habada caseeye maxuu ka yaqaana saxaafada? jawaabta su’aasha waa ”GEEL INDHA KUUL MAXUU KA KASAYA”
Habada daahir iyo kooxda mooryaanta ah ee la shaqeysata kuna bisha dhibaatada ummada somaliyeed waxa u wanaagsan inay iskaga haran saxaafada madama ay sharaftii iyo karaamadii kaga ciyaareen kooxda mooryaanta ah ee u hoggaamiyaha u yahay Daahir Maxamed xasan Ama daahir Calasoow hadba kii aad u taqaane
Waxaan u malaynayaa in la soo gaadhay waqtigii Waagacusub iyo daahir calasoow saamaxaad weydiisan lahaayeen bulshada Somaliyeed waa haday wax isku falayaan, hadii kale sii wada aflagaadada iyo ka beensheegida xaqiiqda, waxaad ka heshaana cidna wax hakasiinina
Wadaniga Somaliyeed Cabdirashiid
Faafin Somalifans.Net
Nagala Xiriir Somalifans@gmail.com Ama Somalifans@live.se