Axmed Cumar maxamed waa wiil Soomaaliyadeed oo Curyaan ah, kuna dhibaateesan Dalka Thailand
Waxa uu ka yimid magalada muqdisho waxa uu wadanka Thailand u yimid UNHCR.
lakiin nasiib daro wax soo dhaweyn ah kalama kulmin dhinac walba waxa ka sii daran in uu yahay ruux curyaan ah oo aan waxba qabsan karin .
Maxaa yelay Dawladda Thailand iyo United nations-ka isma aqoonsana sidaas daraadeed waxaa halkaan ku haysta dhibaato fara-badan oo ay kamid tahay guri la’aan caafimaad daro sharci la’aan . Sidoo kale hada wuxuu la joogaa wiilal soomaaliyadeed balse qaarkood ay arday yihiin kuna dhaw iney iska eryaan. Maxaa yeelay maka-faala qaadi karaan.
Waxaa halkaan la yimid wiil walaalkiiis ah oo isaga caawin jiray lakiin nasiib daro waala xiray waxaa loo xiray sharci la’aan .
Hada waxaa haysta dayac farabadan oo laga yaabo in uu u dhinto haduusan helin gargaar bila aadan nimo .
maxaa yelay waxaa loogu soo sheegay in UN-ka halkaan joogta ay tahay mid siwanaagsan u gar garaysa lakiin uusan ka helin wax caawimaad ah waxa ay u sheegeen in uu halkaan iska joogo isaga oo aan waxba haysan waxna qabsan Karin wax dad ah oo caawinaayana ma haysto. halkaanna markii hore waxaa kenay dad soo cawimay oo dhibaataadiisa arkay ayaa halkaan cawimaad ahaan u keenay . oo ticket-ka ka soo baxshay.
UN-kana waxay siiyeen warqad aan waxba u tareynin oo aan police-ka xitaa aan ka celin karin maxaa yelay walaalkiiba wax wey u qaban weyday warqadaan oo kale ayuu heestay waana la xiray. ugu danbeen wiilkaan soomaaliyadeed ee curyaan ah oo dayacan wuxuu yiri soomaalida waxa uu ka codsanayaa in ay ii gar-gaaraan iyo dhamaan waxii wax ii qaban kara Alle dartii. waxaan ahay wiil walaalkiin ah oo dhibaateesan oo aan waxba heesanin curyaana ah.
Qofkii caawin kara wuxuu ugu hagaajin karaa xawaaladda Amal ee magaalada Bangkok ee dalka Thailand.
Magaciisana waa Axmed Cumar maxamed 0066848990558
Faafin Somalifans.Net
Nagala Xiriir Somalifans@gmail.com Ama Somalifans@live.se
