FAALLO – WAA KUMA DAAHIR CALASOOW ?

calasooow

 

 

Daahir calasoow wuxuu ku dhashay gobolka galgaduud magalada dhuusamareeb waxaa dhalay gudoomiyihii gobolka galgaduud MAXAMED XASSAN oo ka soo jeeda beesha MAREEXAAN adeerna u ahaa ALLAHA U NAXARIISTEE MAXAMED SIYAAD BARE.

Maxamed xassan waxaa uu qabay Cibaado cali janaf oo aheed bahdiisa weyn ayaa waxay ogaatay in uu guursaday Ninkeeda Maxamed Xassan taasoo ka maseyrtay daahir hooyadiis maxamed xassan oo ahaa aabihii dhalay daahir calasow wuxuu inkiray daahir hooyadiis oo markaas uur laheed, ka dib daahir calasow ayaa dhashay islaantiina waxaa guursaday oday SACAD ah oo la oran jiray cabdulle calasoow oo qaraabo dhow ay ahaayeen habarta dhashay daahir fareey, daahirna waxaa loogu magac daray daahir cabdulle calasoow .

1990 dhamaadkeeda ayaa aabihii dhabta ahaa maxamed xassan si dhab ah wiilkiisa u sheegtay waxaase ku gacan seyrtay daahir hooyadiis ka dib dagaalkii sokeeya ayaa dhacay ka dibna daahir aabihiisa saxda ahaa wuxuu u qaxay buulo-xaawo oo ilaa iminka ku noolyahay

1984 ilaa 1990 daahir calasow wuxuu caseeye ka ahaa hotel shabeele hortiisa ka dibna dagaalkii sokeeye wuxuu ku biiray mooryaantii  GEN. CEYDIID, gacanyarihii ceydiid CABAAS CALI ayaa wuxuu geeyey iskoolkii ugu horeeyey daahir calasoow ee iskool seyraale ahaa MODEREN

1995 ayaaa waxaa abtigiis u qalqaaliyey si u yeesho xirfad macadkii, waxana u daahir waxbarasho ka bilaabay iskoolkii Hodan halkaas oo u ka dhigan jiray SAXAAFADA inkastoo waxbarashada ku adkeed isagoon dhameysan ayuu safar ku tagay tuulada BANDIIRADLEEY

Mudo u halkaas joogay kadib waxa u dib moqdisho ugu soo labtay markii la dilay Gen. Caydiid markaas oo u dib ugu soo noqday magaalada, halkaas oo u ka shaqo bilaabay wargeyskii AYAAMAHA PRESS ee muqdisho isagoo ku qori jiray xayeysiis ahaa in beesha Habar-gidir ay si fiican isagu fidiso Afgooye ilaa kismaayo taasoo beeshiisa markii danbe u suuragashay

Daahir markuu xamar ka bilowday dagaalkii u dhaxeeyey ururkii maxaakimiinta iyo ururkii ashahaado la dirirka ayuu wuxuu ka qoray maqaalo badan oo dacaayad ah ururkii maxaakimiinta ka dibna waxa u kala kulmay hanjabaado dil ururkii maxaakimta oo u beenta ka qori jiray

Hanjabado dil kadib waxa u Daahir calaasow u baxsaday dhanka casuumada somaliland ee Hargiesa halkaas oo u muddo yar u joogay, warar ayaa sheegaya in daahir calasoow inta u joogay hargiesa u qortay laanta Sirdoonka Ee Somaliland, islaa waqtiga daahir waxa u aday dhanka dalka Kenya gaar ahan magaalada Nairobi waxana u islaa markii u tagay dalka kenya bilabay olole ah inu safaaradaha dalalka reer yurub ku wareego isaga oo mid walba hordhigay waraaqo u leyahay waxa i daba jooga argagaxiso waxayna dooni inay ii dilan , hadaba beentiisi waxa aqbashay dowlada Holland oo tixgelin siisay dacwadahii u hordhigay oo aha waxa i dilaya ururka maxakiimta islaamiga ah

Daahir iyo imaatinkiisa holland markiiba wuxuu guursaday FAADUMO XAAJI MAYOW (Faduumo Xuux) oo ah gabar ka ganacsata QAADKA magalada Utrech ee holland

Faadumo waa gabar had iyo jeer jecel in ay sameyso xafladaha ay isagu yimaadaan dhalinyarada somaliyeed, waxaa intaad u dheer faadumo in ay casuunto fanaaniinta somaliyeed iyadoo casuumado u dirto ka dibna ay ”Show” u dhigaan taasoo xoogaa qiidmo ah ka qadato faadumo Xuux, intuusan daahir calasow guursan Faduumo xaaji mayow (Faduumo Xuun) waxa qabi jiray fanaanka somaliyeed ee caanka ah CUMAR SHOOLLI, oo isagu iska furay wax yar ka hor intaa usan guursan daahir calasoow

Daahir iyo faadumo xuux intey isla noolyaayeen waxaa soo kala dhexgalay khilaaf weyn daahir wuxuu go’aansaday in kenya uu ku noqdo, madama faaduumo dhibaato weyn iyo khilaaf ku dhex yimid isaga iyo iyada, muddo u joogay magaalada nayroobi kadib faduumo xuux waxay mar kale u sheegtay inay raaligelin siin doonto isla markana dib u ugu soo laban karo dalka holland waxana nagu maqaal ah inu hada u ambabaxay halkaas oo u ka degay magaalada aay ku nooshahay habar faduumo xuux oo caan ka ah holland waana qofta keenta qaadka iyo khamriga halkaas oo dhalinta somaliyeed ku daroogeysa

 

MAXA KALA QABSADAY DAAHIR IYO DONT WORRY

wiil-cabdirashiid

Nin lagu magcaabo Dont Worry oo ka soo jeeda beesha sacad ee habargidir degaana magaalada Rotterdam ee dalka holland kuna leh meel meherad ah ayaa ii sheegay in xiligii u daahir calasoow joogay dalka holland u ku walay shaxad ama lacag weydiisad badan, ninkaas oo u ku baran jiray waxan isla nahay SHANTA ILMO DAHABO TOOLMOON, hadaba Dont worry oo aan isku aragnay Rotterdam ayaa ii sheegay inu daahir calasoow yahay nin u illaah ka magan galay ”Walahay torobo shaxad waligay ma araag ninkaas oo kale nafta ayuu igaga jaray jeex qaada ii qaad maalin walba, aniga ilmo ayaan korsada meeshan waxba ma hesto isagana waxa u dooni inu kugu dulshaxo waa reer xamarkii asalka aha walahay waxan ku iri wadayow ilaa dhaaf mashaqadan joogtada ah iyo shaxadkan, sidaa ayuuna igu dhaafay akhirkii dambe”

FIIRO GAAR AH – Waxa jira dad badan oo aan aqoon u laheyn shanta ilmo dahabo toolmoon hadaba aan idiin sheego waa :- SACAD, SALEEBAAN, CEYR, SARUUR IYO ADEERKOOD OO AH DUDUBLE

GUNAANUD

Hadaba daahir calasoow wuxuu soo maray nolol kala duwan taasoo aheed nolol raf iyo silic badan, daahir dadka yaqana waxay ku tilmaaman nin jecel lacagta baada ah ee dadka masakiinta ah u ka qato waana tan u ku soo caanbaxay

Waxa la xasuusta been abuurka iyo dacayada shirkadaha xawaaladaha uu ka qori jiray daahir calasow isaga oo ka doonaya lacago baad ah oo usan shaqeysan, sidoo kale daahir calasoow ayaa maqaalo been abuur ah ka qori jiray odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta somaliyeed iyo qof walba oo u ka doonayo lacag xaraan ah inu ka qaato,

Daahir waxaa intaas u sii dheer in uu yahay qof aan diinta islaamka aan ku fiicneyn taasoo aqristow aad ka daalacan kartaan dhibka uu ku hayo culumada somaliyeed, daahir wuxuu ku caanbaxay isku dirka ummada somaliyeed isagoo buunbuuniya hadba meeshuu wax ka doonayo, waxadna ku garan karta dadkii u shalay laha waa argagaxiso oo moqdisho ayaan uga cararay ayuu maanta amaan dusha uga turaya, sidoo kale ururka Ahlusunna waljameeca uma u taageero diin jecel ee waxa u taageero buuxda ugu siiya sii u uga heelo xooga af gududsii ah

DIGNIIN

Waxaan idiin soo badhigi doonaa sawiro badan oo aan ka hayo mar aan xamar isla joognay iyo siro badan hadii uusan ka waantoobin waxyabaha u ku jiro iyo been abuurada u ka qorayo dadka sharafta leh

Daahir calasow AMA Daahir maxamed xassan hadba kii aad u taqaanaan taariikhdiisa intaas ayaan ku soo koobayaa, Qofkii u bahan inu daahir calasow wax kale ka ogaado isaga ha la xiriiro Telfoonkiisa Nairobi waa intaas in kasta oo u hada ka maqan yahay +254721424243 Lambarka holland ee daahir calasoow ama dahir xasan waa intaas qofkii u bahan inu ku dacdacsado +31681700906

Wiil Hoog Yaxye

Yaxye@live.com

 

 

Faafin Somalifans.Net

 

Nagala Xiriir Somalifans@gmail.com Ama Somalifans@live.se

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers