WAXA JIRA WASIIRO KU XILO FURAY INAANU AXMED SIILAANYO KURSIGA FADHIISAN DOONIN, WAXA LAGA SHEEGAY TANI WAA AFRICA,WAA BEENTOODE TANI WAA SOMALILAND +Wararkii Wargeyska Saxansaxo

Wasiirka leh kulmiye doorasho doonimaayo dadka ma caruur buu u haystaa……Komishanku 3 jeer ayay cayimeen wakhtiga doorashada intaba waanu saxeexnay,laakiin …

GABADH U DHALATAY WADANKA SUURIYA OO GUBTAY XIJAABKA Sawiro+Video

Gabadhan oo lagu magcaabo Sara Azmeh Rasmussen oo asal ahan ka soo jeeda wadanka suuriya ee carabta  ayaa shalay oo tariikhdu ku beegneyd 8Maarso ahna maalin dadka dunida

GUDDOOMIYAHA GUURTIDA OO WALAAC KA MUUJIYAY SANSAAN COLAADEED OO KA TAAGAN DEEGAANKA GALGALO, EE DEGMADA QURULUGUD

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa walaac ka muujiyay sansaan colaadeed oo ka taagan laba beelood oo wada degan deegaanka Galgalo oo ka tirsan degmada Qurulugud ee gobolka Buuhoodle

MAGAALADA BOSASO OO SII WEYN LOGA XUSAY MAALINTA DHALASHADA NABIGEENA SUUBAN MAXAMED Scw +Warbixin

Waxa Daqiiqdo Ka hor lagu soo gabagabeyey magaalada bosaso xuska maalinta dhalashada nebiga NNKH oo halkaas ka socotay caawa sii weyna masajida iyo waliba mowlacyada logu xusayey

FAAHFAAHIN DAGAALKII GALABTA KA DHACAY MAGAALADA BAARDHEERE (Warbixin Kooban)

Dagaal kharar oo galabta magaalada baardheere ku dhex maray kooxo diimeedyada kala ah ahlu sunna waljameeca culimadeeni tariikhiga aha iyo kooxda cusub ee dhanka diinta Alshabaab

MAGAALADA BOSASO WAA SIDEE QARAXI XALAY KADIB +DAAWO SAWIRADII MEESHII QARAXU KA DHACAY XALAY

Waxa xalay fiidki ka dhacay magaalada bosaso qarax nooca bom-ka gacanta laga tura ah kaasi oo lagu turay ciidanka booliska oo halkaas habeenkii ku leh bar kantarool oo aay gaawarida ku fatishan

MAGAALADA BAARDHEERE OO DAGAAL CULUS KU DHEXMARAYO URUR DIIMEEDYADA AHLU SUNNA WALJAMEECA IYO ALSHABAAB

Dagaaalkan oo uu u dhaxeeyo Urur Diimeedyo ka sugan Magaala Madaxda Gobolka Gedo ayaa waxaa la isku adeegsaday Hubka fudfudud waxaana Dagaalkan uu qarxay mudo laga joogo Nussaac

HAY’ADA ELMAN OO BAAQ U JEEDISAY DOWLADA IYO KOOXAHA KA SOO HORJEEDA

Hay’ada nabada iyo Xuquuqul insaanka ee Elman ayaa dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda ugu baaqday in ay damaanadqaad siiyaan dadkii Muqdisho ka barakacay si ay dib ugu soo laabtaan guryahooda

HUGO CHAVEZ OO SI KULUL U DHALEECEEYAY WASIIRKA DIFAACA COLOMBIA

Madaxweynaha dalka Venezuela Hugo Chavez ayaa si kulul u dhaleeceeyay wasiir ka tirsan dowladda Colombia kaasoo sheegay inuusan meesha ka saareyn in ciidamada

DIYAARAD SAHAY U SIDAY CIIDANKA NABAD ILAALINTA OO KU BURBURTAY HARADA VICTORIA

Sida ay sheegeen Masuliyiinta Dowlada Uganda waxaa diyaarad Sahay u siday Ciidmada AMISOM ee Muqdisho ku sugan ay ku dulburburatay Harada Victoria

XAFLADDA MAALINTA HAWEENKA ADUUNKA 8-da MARCH OO LAGU QABTAY MAGAALADA DEN HELDER (NETHERLAND) +Sawiro

INA LILAHI WAA INA ILLAAHU RAJACUUN – TACSI DHAMAAN EHELKII IYO UMMADA SOMALIYEED EE U KA GEERIYODAY MARXUUM G/SARE CABDIRAXMAAN CISMAAN JIRAC

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO – HAMBALYO DHALASHO MUDANE CABDIRISAAQ UGAAS IYO MARWO SAREEYA CARTE MACALLIN

AFHAYEENKA BEESHA XAAJI CABDI KUMADE OO U HANJABAY QURBA JOOGTA TAAGEERTA ONLF IYO LIISKA MUJAAHIDIINTII KU SHAHIIDAY DAGAALKII ABAAQAROOW

Afhayeenka beesha xaaji cabdi Kumade GELIMEYS Mudane yasiin cabdi jire (WIIL WAAL) oo caawa u waramayey warbaahinta Somalifans.Net ayaa sii weyn u cambareyey dad taageera ururka argagaxisada onlf kuwas oo ku nool wadama reer yurub

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers