NIN U DASHAY WADANKA HOLLAND OO KU HADLAYA AFKA SOMALIGA HALKAAN KA DAAWO

MADAXWEYNE SHARIIF OO SII WEYN LOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA NAIROBI IYO KULAMO U LA QATAY DHIGIISA WADANKA KENYA

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed Oo maanta ka dulay magaalada moqdisho ayaa sii weyn logu soo dhoweeyay

FAAHFAAHIN DHEERAAD AH OO KU SAABSAN QARAXII CAAWA KA DHACAY MAGAALADA BOSASO

Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya qarxii caawa ka dhacay magaalada bosaso waxa wararku sheegaya in qaraxa u sababay dhaawac  

KULAN LA SUGAYEY BERYAHAAN AYAA MAANTA LAGU QABTAY HOTEL CAPITAL EE DEGMADA WARDHIIGLEY EE MAGAALADA MOQDISHO Warsaxaafadeed+Sawiro

Kulan la sugayey beryahaan ayaa maanta lagu qabtay hotel capital ee dagamda wardhiigley magaalada Muqdisho

WAR DEGDEG AH QARAX XOOGAN OO KA DHACAY MAGAALADA BOSASO

Waxa sacado ka hor ka dhacay magaalada bosaso qarax xoogan oo gilgilay magaalada kaasi oo lagu qaday meel ciidan fadhigiisa ah

FADEEXAD IYO MUSUQ-MAASUQ KA SOO BAXAY XOGTA NATIIJADII DIIWAANGELINTA IYO KA GIL-GILASHADA KOMISHANKA IYO INTERPEACE OO DAAHA KA FAYDAY TUHUNO HORE LOO QABAY

Muwaadinka Ay Xogtiisii Luntay Sidii Looga Kaban Karaa Iyo Baadhisteedii Way Socotaa… Idinkuna (Axsaabta) Hanagu Dul-Botorini-Na Ee Meelahaa Kale La Tagga” Jaamac Sweden

MADAXWEYNAHA MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTLAND OO MAMNUUCAY SOO DEJINTA GAWAARIDA SURFT AH

Dakareeto ka soo baxdey Xafiiska Madaxweynaha DGPL Mudane C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa gabi ahaan lagu sheegay in aan lagala soo degikarin

MUNAASIBAD LAGU XUSAYO MAALINTA HAWEENKA ADUUNKA OO MAANTA LAGU QABTAY XURUNTA URURKA HAWEENKA EE HAY’ADA IIDA EE MAGAALADA MOQDISHO

Munaasibada lagu xusayay Maalinta Haweeynka ee 8-da Marso ayaa maanta lagu qabtay xarunta ururka Haweenka ee hay’ada Iida ee magaalada Muqdisho

CULIMO ISAGU JIRTA SOMALI IYO AJNABI OO KA DUULAY GAROONKA MAGAALADA MOQDISHO

Masuuliyiinta Hay’ada Culimada Somaliyeed ee dhowaan laga Aas aasay Magaalada Muqdisho wafdi ka socdo uu uu hogaaminayo afhayeenka

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers