Beesha Cayr Oo Ka Tirsan Beelweynta Hawiye Oo Isku Khilaafsan Dowlada Cusub

Koox taageersan wasiirka iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ah Mudane cabdiraxmaan cabdishakuur warsame ayaa maanta kulan ku yeeshay hotel Gurguurte ee magaalada moqdisho, kooxdan ka soo jeeda beesha ayaa sheegay inay taageersan yahiin dowlada cusub ee madaxweyne shariif sheekh axmed

Taliyahii Ciidanka Booliska Gobolka Sanaag Oo ka warbixiyey xalada burcad badeed la sheegay inay degaanka Joogto

Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag  Gaashaanle sare Daqbaq Maxamed Liibaan Ayaa Maanta Soo gaarey Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari Isaga Iyo Saraakiil Kale oo Gobolka Ka tirsan Safarka Sarakiishan Ayaa Ku soo Aadamaaya Kadib Markii Ay Dhowaan Wefti Loo xilsaaray Qoritaanka Ciidamada Puntland Ay Degaanada Gobolka Sanaag Gaareen

”Xisbiga UCID waxa uu aaminsanahay in xukuumada UDUB ee hadda jirta wakhtigeedu ku egyahay 6/04/09, wixii intaas ka danbeeyana aanay haysan wax sharciyad ah” War Saxaafadeed Xisbiga UCID

Ciidanka Burundi Oo Mar Kale Weerar Lagu Qaday

Dagaal la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa Saakay barqanimadii waxaa uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka kuliyadii hore ee Jaalle siyaad kaasi oo u dhaxeeyay Cidamada Nabad ilaalinta AMISOM Gaar ahaan kuwa Burundi ee ku sugan moqdisho iyo kooxaha ka soo horjeeda

Wafdi Uu Hoggaainayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Macalin Aaden Madoobe Oo Soo Gaaray Casuumada Maanta

Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo gudoomiyaha Barlamanka DFKMG Macalin  Aaden Madoobe ayaa maanta duhurkii waxaa ay ka soo dageen gagida diyaaradaha ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mudanayaal kale oo ka tirsan Barlamanka isku dhafka ah ee Dowlada KMG

Dhamaan Akhyaarta Soo Booqata Webka Maanta Oo Jimca Ah Nala Dhegeyso Ama Nala Daawo Heesta Macaan Ee Dhahar Iyo Albaankii Aadamow

Al-Shabaab Waa Kooxo Ka Amar Qaata Ajaanib Hadalka Waxa Yiri Macalin Dugsi Aadan Madoobe Hadaba Waa Su’aale Isagu Yuu Amar Ka Qata?

DOODA JIMACAHA EE SOMALIFANS.NET – WAA TUMA GABADH LA GUURSADA?

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers