Dagaalo Dib Uga Soo Cusbonaday Degaanka Igdhays ee Gobolka Bari Iyada Oo lagu Jiro Hawlo Nabadeed Iyo Khasaaraha dagaalka +Warbixin

Wararka laga helayo degaanka ufayn ayaa sheegaya in galabta halkaas u dagaal culus u ka dhacay iyada oo dhinaca kalena socoto hawlo nabadeed

In Ka Badan 60Arday Oo Ka Qalin Jebisay Kulliyada Tababarka Saxaafada Ee Puntland

Tan iyo markii uu burburku ku yimid Jaamacadiihii dalka oo ay ka soo bixi jireen Dhaqaatiir, Ingineero, Dhaqaalayahan, Sharciyaqaano iyo suxifiyiin ayaa waxaa soo baxay Jaamacadu Machadyo iyo Dugsiyo sanad walba ay ka soo qalin jabiyaan arday wax ka soo barata macadyadan

Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo eedeyn kulul u jeediyey mas’uuliyiinta dowladda

Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in kulankii ay shalay Muqdisho ku yeesheen Midowga Ganacsatada gobolka Banaadir iyo madaxda sarsare ee dawladda Soomaaliya uu ahaa mid aan loo dhamayn oo lagala dhuuntay ganacsato caan ah oo waaweyn

Sheekh Cali Afyare Oo Xalay Lagu Toogtay Konfuurta Magaalada Gaalkacayo

Banaanbax Lagu Dalbanayo Nabad Iyo In Ciidamada AMISOM Laga Saaro Dalka Oo Ka Dhacay Magaalada Moqdisho

Madaxweyne Rayaale Oo Soo Gaadhay Dalka Ingiriiska Iyo Wajigabax Uu Kala Kulmay Jaaliyadda Somaliland

Faahfaahin ku Aadan Is Rasaaseyntii Xalay Ka Dhacday Bosaso

Kooxo dablay ah oo isbaarooyin soo dhigtay wadada isku xirta Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers