Germain Niyoyankana ”Wax Welwel Ah Kama Qabno Ciidamadeena, Kuwa Cusubna Waan U Direyna Somaliya”

Wasiirka Arrimaha Dibada U Qaabilsan Afrika Oo La Tashi Gaar Ah La Yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE iyo Daahir Rayaale Oo Degdeg Loogu Yeedhay

Dowlada Eritrea oo Ciidamada Nabad Ilaalinta Somaliya Ujooga Ugu Baaqday In Ay Dalkas Iskaga Baxaan

Warbixin – Maxamed Cabdi Yusuf ”Majeerteen Ima Magcaabin Wasiir Balse Anigu Halkaan Waxa I Keenay Hawiye”

Caasho Axmed Cabdalla ”Markii uu Jihaadka Iclaaminayey Madaxweynuhu, ma Ahayn Jihaad ee Waxay Ahayd Jihaad Kursi Doon ah”

Sheekh Cumar Faaruuq Oo Ku Baaqay In La Taageero Shariif Sheekh Axmed Kuna Tilmaamay Kuwa Ka Soo Horjeeda Mukharabiin

Cabdirisaaq Ugaas Gama’idiid ”Cabdiraxmaan Maxamed Faarax Mar Nabo Ma Ahan Nabad Diidka ONLF”

Ciidankii Burundi Ee Ku Geeriyooday Qaraxii Ismidaamiinta Aha Oo Lo Sameeyey Aas Qaran

Maamulka ALShabaab Ee Gobolada Bay & Bakool Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Maanta Xudur Ka Dhacay & Qasaarihii Uu Geystay

Maamulka islaamiga AlShabaab ay dhawaan u magacaabeen gobolada Bay iyo Bakool ayaa galabta faah faahin ka bixiyay dagaalkii maanta Xudur ka dhacay iyo qasaarihii uu geystay kadib shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Baydhabo

Makiinadii Lacagta Lagu Samayn Jiray Ee Taalay Bosaso Ayaa Maanta Laga Dhoofiyay Dekedda Bosaso

Safaarkii Madaxweyne Mahmoud Ahmadinejad Ee Jabuuti Iyo Kenya Warbixin+Sawiro

Hadalkii Indha Cadde Ka Soo Baxay Maxay Tahay Xogta Ka Dambeeysa +Warbixin

Maslax maxamed Siyaad, Barre Hiiraale Iyo Gacan Ku Dhiigle Morgaan Oo Ku Hawlan Dulan Lagu Qado Degaanada Jubbooyinka +Warbixin

Ilaaa Daawo Sawir Gacmeedka Saciid Arts Iyo Video Caajiba

Warbahinta Somalifans.Net waxa ka go’aan inay qanciso dhamaan Akhristeyaasha Warbahinta, Hadaba Halkaan ka daawo Sawir Gacameed Iyo Video Xiiso badan 

Dagaal Ka Dhex Qarxay Mar Kale Ciidamada AMISOM Iyo Ururka Alshabaab

Maxamed Xasan Xaad ”Dagaalada Moqdisho Ka Dhacay Waxay Bilowdeen Xili Aanu Waan Waan Iyo Wada Hadalo Nabadeed Ka Wodnay Magaalada Moqdisho”

Gudoomiyaha beelaha hawiye maxamed xasan xaad ayaa maanta shir jaraa’id oo u ku qabtay gudaha magaalada moqdisho waxa u sheegay in odayaalka hawiye aay wodeen hawlo nabadeed ayna ku jireen sidii xiriir loga dhex sameeyen laha hoggaanka iska soo horjeeda ee dowlada iyo Muqaawamada

Maleeshiyadii Degmada Xudur Oo Laga Saray magaalada Iyo Alshabaab oo sii weyn logu soo dhoweeyey halkaas

Siyaasiga Beesha Daarood Yasiin Cabdi Jire Oo Baaq U Diray Beelo Walaalo Ah

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers