Nin walan Cabdi Cabdule Siciid oo loo yaqaano (JINIBOQOR) ayaa ku sifeeyey shirka ka socda jabuuti mid afduuban, luguna jabinayo Axdiyadii udagsanaa dawladda Somaliya, Oday Daarood Ka wareeray Cabdi Cabdulle Siciid wuxuu si ba’an uweeraray sida loo wado wada hadalada Magaalada Jabuuti ka socda ee u dhaxeeya dowlada somaliya iyo isbahaysiga xorreynta hawiye, wuxuuna sheegay in si xurmo la’aan loola dhaqmayo mudanayaashi hore ee baarlamaanka somaliya , waxana u dhaliilay dad gaar oo oo usan sheegin magacyadooda balse loo maleynayo Macalin Dugsi Aadan madoobe iyo Nuur Cadde
Sidoo kale waxa u sheegay Nin walan in go’amada ka soo baxay shirka jawbuuti aysan aheyn kuwa baarlamaanka somaliya u madax banaan yahay balse aay yahiin ku loo yeeriyey xubnaha baarlamanka somaliya
Jinni boqor waxa kale oo u sheegay inu iskaga haray tartanka doorashada madawxeynaha somaliya isaga oo sheegay in shirka waxii ka soo baxa aay yahiin wax lagu kala qaybinayo somaliya
Cabdi Cabdulle Jini Boqor waxa u ka soo jeeda degaanka puntland gaar ahan magaalada qardho waa nin aad logu yaqiin unu mucaraad ku yahay wax walba, waxana uu caan ku aha ka soo horjeedkii siyaasadii madawxeynahii hore ee jamhuuriyda mudane cabdilaahi yusuf axmed .
Sidoo kale Jini boqor waagi hore waxa u aha nin walan oo ku xirxiran degmada qardho lomana ogoleyn inu ka qeyb qaato siyaasada balse waxa xariga laga jaray markii xooga lagu arkay wanaag ah balse hada waxa u muqda in cudurkii hore ku soo labtay ee waalida ah .
Somalifans.Net Jabuuti