Waxa beryahan dambe soo baxaya hadalo isku soo horjeeda kuwas oo ka soo baxi odayaasha iyo wax garadka beesha hawiye ee degaanka moqadisho , odyaasha qaar waxa ka mid ah kuwo dhahi jiray hadii Ethiopia dalka ka baxdo anaga ka masuul ah ururka alshabaab kuwas oo xiita meelaha qaar la soo istaagi jiray inay alshabaab caruurta beesha hawiye tahay
Balse waxa hada maanta soo baxay arrin cusub oo ah inay maanta leyahiin qeybtood alshabaab waa argagaaxiso waa fidno ummada lo soo diray iyo hadalo la mid ah
Waxa kale oo soo baxaya kuwa leh madaxda alshabaab waa in maxkamad caalami ah la soo saaro waxana ka mid ah afhayeenka hawiye Oday Axmed diiriye cali iyo gudoomiye ku xigeenka Gobolka banadir Cabdifitaax shaaweeye Kuwas oo leh ururka alshabaab waxa u gumaday dadka beesha hawiye, hadaba kuwii shalay laha anaga ka masuul ah ururka alshabaab ayaa hada leh alshabaab waxay gumaday beesha aan ka soo jeedno arrinkaasi ma yahay mid la qadan karo aniga waxay ilaa tahay ”Maya”
Hawiye waxa la dhahi kara waa abeeso waayo waa dad isbedel badan shalay waxay dhaheen alshabaab ayaan tageersan nahay maantana waxay leyahiin alshabaab waa dhibaato oo Ethiopia ayaa dhanta meel loo raaco ma lahan beeshan weyni .
Hadaba beesha hawiye iyo Mukhtaar roobow kuma saxan ?
Anigu waxan dhahi laha waxa saxan mukhtaar roobow waayo waxa u ka soo horjeeda in dad degaankooda la qabsado waxa kale oo u doonaya in dalka lagu xakumo sharciga islaamka taasna beesha hawiye oo awl bilowday qorshahan iyada oo ku dooneysa inay ku qabsato dhulka ummada ayuu ka ruun sheegay isagu waana saxan yahay
Oday Axmed Diiriye Cali waa ninkii laha alshabaab waa caruurtaydii maantana waxa u tagan yahay alshabaab waa cadowga hawiye arrinkani waxa u muqda mid caajiba waxana la dhahi kara hawiye awalba waxa u doonayey sheekho oo aheyd inu dalka ethiopia marka aay ka baxdo hawshooda bilabaan maantase waxa hor tagan abu masuur oo ku noqday laf dhuun gashay
Hadaba beesha hawiye waxa la gudboon inay isku dhibaan hoggaamiyaha dhalinta yar ee abumasuur waana inay ku dhaqmaan sharciga islaamka madama u yahay kay sheegan iyagu oo maalin walba ummada la soo hor istaagi jireen inay isku dhaqi donan hadii dowlada ethiopia dalka iskaga baxdo .
Yusuf Cali
Somalifans.Net Hargeisa