Madexweynaha cusub ee dhawaan la dooortay maamulka puntland ,mid kamid ardayda jaamacad Islamic university In Uganda oo isagu ku specailisation ku sameeya political science iyo economic ayaa ku tilmaamay abdirahman faroole inu yahay nin uqalma madaxtinimada lo doortay awoodeeda leh ,
kari karana inu kasaaro puntland xaalada adag eey maanta ku jirto puntland , sido kale gudoomiyaha ardayda puntland Ahmed mohmed ayaa isaguna so dhaweeyey dorashada sida cadaalada uga dhacday puntland una rajeeyey Puntland inay ka faaidaysta aqoon yahanka weliba dhaqaaliyahanka ah, ardayda wax barata wadanka Uganda ee ka timid deegaaanda puntland ayaa lagu qiyaasa inay dhan yihin ilaa 300 oo arday oo dhigta jaamcad kala duwan ee wadankaan Uganda ayaa ayago beryihi ugu danbeysay ku jira xafalda iyo so dhaweyn maamulka iyo isbedelka cusub ee ka dhacay deeganda puntland waxayna maamulka cusub ugu baaqen inu wax weyn ka qabto amaanka dhalinta wx baratayna loo abuuro shaqooyin sidoo kale ardaydu waxy ugu baaqeen dhinacyada kale ee somaalida inay ku daydaan maamulka Puntland waxna ka qabtaan oo is xaliyaan inta aysan ugudbin qeybaha kale ee wadanka .
isku so wada duubo ardayda wax ka barata wadanka uganda ayaa damaashaadyo ku jidha weli ayagoo aad ugu farxan hogaanka cusub ee Puntland Abdirahman Mohamed faroole waxay na u rajeeyen in ilaah ku garabgalo hogaanka weyn ee lo doortay..
Nur Ahmed
kampala ,uganda
Source Jirac.Com