Xaqiiqada dhabta ah Ee Hiv / Aids +Akhriso

hiv

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Siyaabaha Hiv/Ais Lagu Kala Qaado

 

Waxaad ogaataa Feyruuska Hiv in uu Ku noolaan Karo oo keliya dhiiga Iyo Dheecaanada Jirka qaarkood ; kumana noolaan karo dhiiga xayawaanka kale feyruuska Hiv waxaa keliya oo lagu kala qaado siyaabaha hoos ku qoran

 

  1. Sinaada & Gogol dhaaf
  2. Dhiig La Isku shubo Hiv+
  3. Qalab aan nafiid ahayn
  4. Hooyo cunugeeda u gudbiisa

 

Siyaabaha aan lagu kala qaadin

 

  1. Dharwada Sirashada
  2. Hoy wada seexashada
  3. Kaneeco qaniinyaded
  4. Neefsashada
  5. Wada isticmaalka  musqulaha
  6. Wanaaneyn qof qaba Hive+
  7. Wada Cunida & Cabida

 

Ka Hortaga Hiv & Aids

 

 

  1. Ka fogow sinada
  2. Ka Fogow Mukhaadaraadka
  3. Ha isticmaalin qalab aan nafiid aheyn
  4. Dhiiga intaan la isku shubin waa in Hiv Laga Baaraa .

 

 

 

 

W/Q Yusuf Cali

Yusufcali@hotmail.co.uk