Ina Lilaah Waa Ina Illaayhu Rajacuun Waxa Halkan Tacsi Tiranyo Leh

Halyeey Maxamed Dheere Xafidahu Laah Oo Noqon Doona Gudoomiyaha Gobolka Banadir

Qaraxyo Miinooyin Oo kala Dhacay Buuhodle iyo Galdogob Oo Khasare Nafeed Gaystay

Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacan tahay qarax miino oo ka dhacay koonfurta dagmada Goldogob Ee Goblka Mudub ee Maamul Gobaledka Puntland

Halyeey Nuur Cadde ” diyaar ayaan uu Ahay inan iskaga dago jagada Ra’iisul Wasaare haddii ay taasi tahay xalku”

Halyeey Cabdilaahi Yusuf Xafidahu laah Oo Aay cadowgiisi Ohiin uga baxeen shirki IGAD

Taariikhdii Musharax Halyeey Prof Cumar farjac Iyo wax qabadkiisa iyo horumarku ladonaayo dhulkiisa

Ciidamada dowlada KMG oo geel ku laayey agagaarka xerada guulwadayasha wadada warshadaha Magaalada Muqdisho

Dadka kubarakacay inta udhaxaysa muqdisho iyo afgooye oo ay ka cabanayaan waraabe sooweerara xiliyada habeenkii

Qaar kamida aqoon yahanada somaaliyeed ee kudhaqan wadanka dibadiisa oo wax aan horay loo arkin ku tilmaamay in dal madax banaan ay madaxdiisu dalka dibadda ugu wada maqnaadaan

Maamulka Gobalka Bay oo ka dalbaday dadka gobalkaas ku dhaqan in ay kala shaqeyaan arimaha nabad galiyada

Markii ugu horeysay ayaa mudo maalmo ah ka dib arimaha nabad galiyo ee gobalka Bay gaar ahaan Magaalda Baydhabo oo si kulul uga hadlay ku simaha Maamulka Gobalka Bay Shiine Macalin Nuurow ugu horeyntii

Diyaarad dagaal oo laga leeyahay wadanka Spain oo fashilisay afduub kooxo burcad badeed ah ay ladamacsanaayeen maraakiib Biyaha somaaliyeed mareysay

Wasaaradda gaashaandhiga ee wadanka Spain ayaa waxa ay sheegtay mid kamida diyaaradaheeda roondada kawada wadanka somaaliya in ay gacan kageysteen

Labo Askaari oo ka tirsan ciidamada puntland oo xalay lagu dilay Dagaal ka dhacay laag

Wararka ka imanaya degaanka tuulada laag ayaa sheegaya in xalay ciidamo beeledka degaanka laag aay weraar culus ku soo qadeen isbaarada laag oo aay ku dileen labo askaari

Al-Qa’iida oo lagu eedeyeey qaraxyada ka dhacay bosaso iyo hargiesa iyo Dalalka aduunka oo cambaareyey qaraxyada argagaxiso nimo

 

Magaalada boosaaso oo xalay lagu soo rogay bandow iyo diyaaradaha maraykanka oo dul waregaya hawada boosaaso

Tolow Ina hilowle goorma la maray oo uu sidan noqday ? Goormuse hawiye Noqday waa yaabe

  Wiilka aan meherka ku dhalan ee Mooryaanka ahan jira cabdifitaax maxamed hilowle ayaa been iyo dacayd beryahan dambe la daba galay Halyeey Cali xaraare

Labo nin oo xalay lagu dhex dilay Xabsiga Magaalada Marka iyo Sababta loo dilay

Ugu Yaraan 20Qof oo ku geeriyoday saddex qarax oo ka dhacay magaalada hargiesa ee jamhuuriyada Somaliland

Qaraxyo Waweyn oo manta Ka Dhacay Magaalada Bosaso Iyo Madaxweyne Cadde Muuse Oo Bosaso Ka dulay Manta

 Abaarahii 10:30Subaxnimo ayaa waxa magaalada bosaso hal mar gilgilay qaraxyo isdaba jooga oo aay uu dhaxeyso in ka yar 2daqiiqo . Labo nin oo woota labo gaari ayaa waxay weraar ku qadeen labo xurumood oo aay leyahiin ciidamada la dagaalanka argagaxisada waxana labadii gaari iyo raaggi wotaba aay ku basbeleen halka iyaga oo galaftay nolosha [...]

Qodobada Manta ee wargeyska saxansaxo oo Xiiso Badan Halkan ka Akhri – Saxansaxo Press

sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay maalmihii Sida weyn loogu diirsaday ballanqaadkii madaxweynaha iyo dhagaxdhigii Warshadaha

Nuuriye Cali Faarax oo ku geeriyoodey qarraxa maanta lagula beegsaday gudaha magaalada Marka

Reer beledweyne oo ku guleystay qabashada Iyo Dilka niman dilay ganacsade caan ah oo soomaaliyeed

Aqoon Yahankii Galkacayo Oo Marba Mid la Dilayo Ugu Dambeyntii Xalay Waxa lagu dilay Galkacayo Sheekh Caan Ah

Saddex Ruux oo shaqaaqo u geeriyooday bartamaha magaalada b/weyne

Ciidamda AMISOM oo soo dhaweeyay wadahadalada nabada dowlada KMG uga socda dalka Kenya iyo heshiiskii lagu saxiixay dalka Jabuuti Daawo+Sawiro

Wararkii Manta Ee Wargeyska Saxansaxo Press

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Manta Hotelka uu ka degaan yahay Nayroobi kula kulmay Wasiirka arrimaha Dibada Ee Kenya .

Go’aano,sharciyo iyo fadwo ay soo saareen culumaa udiin ku xeel dheer arimaha diinta islaamka‏

Curyaankii Dayniile Oo Qahiira U soo cararay Kadib markii muwadiniinti reer Goteborg aay ku oriyeen

Dowladda Soomaaliya oo Heshiis la gartay Kooxda Asmara garabka Jabuuti – Eeg Qodobada Heshiiska

Qeybihii Ugu Danbeeyey Ee Xildhibaanada Barlamaanka Kmg Somaliyeed Oo Maanta Ka Kala Duulay Garoomada Diyaradaha Ee Magaalooyinka Beydhaba Iyo Muqdisho Daawo+Sawiro

Ina lilaah waa ina illaayhu rajacuun Duniyo sheekh doon ayaa lagu dilay Guriceel

Wararka manta Ee wargeyska Saxansaxo Press – Akhri Warka Oo Dhan

War Deg-Deg Ah – Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhacay Goobta Diiwangalinta Ee Qoor-Gaab

Maxad Ka Taqaan Haylaan? Iyo Qabrigii Daarood Ismaciil Iyo Donbiro Dir Daawo+Sawiro

Rasaas Ciidamada amaanka Bosaso aay ku fureen gaari wado Xawli Ku marayeey oo labo Dad Ku dhinteen dadna ku dhaawacmeen

Madaxweyne Cadde Muuse Oo Shaaca Ka Rogay In Uu Yahay Musharax U taagan Jagada Uu Hayo

Boorama Oo Aay Wax diwaanGelin Ahi Ka dhicin kadib markii kooxo hubeysani Qaateen Agabkii Diwaangelinta

Jendayi Frazer “Waxaa loo baahan yahay in waqtiga loo kordhiyo Dowladda lana ilaaliyo jiritaankeeda”

Diyaarado Xiliga Habeenkii ah Lagu Arkayo Hawada Magaalada Bosaso

Wararka manta oo jimco ah ee wargeyska saxansaxo

Sida lookala haysto UEFA Champions League

Itoobiya oo ka jawaabtay War ka soo yeeray Xukuumada Asmara.

Amin Arts oo sawir gacmeed siyaasad fog xambaarsan Sameyeey Daawo+Sawirka

CabdiRaxman Janaqow “Qaladaanka Maxkamadaha riday waxey ka mid ahaa iyada oo ay Beesha Hawiye isku soo koobeen iyo wadaado oo kaliya”

Madaxweyne ismaciil oo sheegay in jabuuti dagaal la geeli doonto ertaria hadii aysan ummadaha midobay wax ka qaban arrinka dhulka ka maqan jabuuti

Afhayeenka ciidamada AMISOM oo iska fogeeyay inay iyagu ka dambeeyeen xarigii loo geystay maareeyaha garoonka diyaaradaha

Qaybtii afraad ee sheekadii ”Paltalk waa Mucjiso!’

Ciidamada Faransiiska oo maamulka Puntland uu soo dhibay 9ka mid ah burcad baddeeda oo aay xeebaha ku soo qabteen

Qaadka oo la cuno, haweenka oo la gudo iyo ku dhaqanka qabiilka waa saddex aan loogu talogelin noolaha caqliga leh

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers