Filed under: Uncategorized | Comments Off
Magaalada Berbera Oo Hubka Ciidamada Etoobiya Laga Soo Dejiin Doono
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Mudane Xasan Dahir Oo Sheegay In Laascanood Dib Logu Soo Celiin Doono Gacanta Maamulka Puntland
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Warsaxaafadeed – Gudiga Barakacayaasha Deegaanka Jawiil
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Burcad barasho ka bilawday Wadada Uu Dhaxeysa Garoowe Iyo Laascanood
Wadaada Uu Dhaxeysa Magaalada Garoowe Iyo Laascanood ayaa laga soo sheegi burcad ka Fara kulul ku heysa dadka iyo gadiidka maraya wadada
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Kismaayo Oo Dagaal Xoogan Ka Socdo Iyada Oo Dagaalkasi Uu Dhex Marayo Beesha Kismaayo Xakuunta Iyo Kooxda Islaamiga ah Ee Al-Shabaab
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Sheekh Xasan Daahir Aweys Oo Gaashaanka Ku Dhuftay Dhexdhexaadin Laga Dhex Woodo Isaga iyo Sheekh Shariif
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Ganacsatada Bosaso Oo 80kun Oo Dollar Ugu Deeqay Kooxda Al-Shabaab
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Maamulka Puntland Oo Caado Ka Dhigtay Xariga Saxafiyiinta Soomaaliyeed
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Sixranayaasha 2
الْمَسْحُوْرُوْنَ Sixranayaasha( 2 )السَّلَفِيّ ُالْمَسْحُوْرُ Salafiga Sixran
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Dowladda Soomaaliya Iyo Isbahaysiga Asmara Qeybta Jabuuti Oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Magaalda jabuuti Xalay
Wararka ka imaanaya magaalada Jabuuti ee caasimada dalka Jabuuti ayaa sheegaya in xaley heshiis dhamaystiran ay ku gaareen magaaladaasi ergooyin ka socdey Dowladda Soomaaliya iyo Isbahaysiga Asmara Qeybta Jabuut, heshiiskaasi oo ku aadan arimaha siyaasada
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Wasiirka Warfaafinta Ee Soomaaliya Oo Sheegay Inaan Wax Khilaaf Ah Uu Dhexey Ergada Dowladda Ee Shirka jabuuti
Wasiirka warfaafinta ahna Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dowladda Soomaaliya Mudane Axmed Cabdi Salaan ayaa ka war bixiyay qaabka uu u furmay shirweynaha dib u heshiisiinta ee Dowladda iyo mucaaradka wajigiisa Sadaxaad ee ka furmay Jabuuti
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
Madaxweynahii Pakistan Barfes Musharaf Oo Xilkii iska Casilay
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Maxamed Maxamud Welcome Oo Xabsiga Bosaso Laga Sii Dayeey Manta
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Daawo Sawiro Xafladii Shalay Ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed
Xaflad lagu maamuusayey ciidamo booliis ah oo manta si buuxda uga mid noqday ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa isla manta ka dhacday Xarunta Gaadiidka booliiska ee magaaladda Muqdisho
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Puntland Oo Bilawday cabuurinta saxaafada xorta ah
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Allaah Ha U Naxariiste Marxuum Ciise Cusmaan Cali ayaa u dhintay Manta Duhurnimadii Soo Garay
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Agaasimahii Idacaada Daljir Ee Qeybta Bosaso Oo Xabsiga la Dhigay
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Siilaanyo Oo Maamulka Riyaale Ku Eedeyey Jirdil Iyo Dhibaato Aay Uu Geysato Xubnaha Xisbigiisa Kulmiye Ee Mucaradka Ah
Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Kulmiye Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ku tilmaamay xarigga Xirsi Cali Xaaji Xassan oo ahaa guddoomiye ku-xigeenkii hore ee guddiga doorashooyinka Somaliland mid ka mida waa siduu u yiriye ” gardarooyinka badan ee dalka ka socda ”
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Dayax Madoobaad Laga Dareemay Xalay Guud Ahan Dalka Soomaaliya
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Dowlada soomaaliya ayaa ku dhawaqaday mudo sanad ah ka dib in ay dib u furtay wadada 30ka ee magaalada Muqdisho
DAAWO SAWIRO
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Madaxweyne Yusuf Oo Lagu Qancinayo Inu Aqbalo Xilka Qadiista Maxamed Dheere
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Sidee Logu Kala Guleystay Koobka Aduunka 1930 ILAA 2006
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Gudoomiyaha Gobolka Bari Oo U hanjabay Saxaafada Madax Banaan Ee Bosaso iyo Musharaxiinta Jagada Madaxweyne ee Puntland
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Wafdi Uu Hogaminayo Axmed Cabdi Salaan Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Garay Dalka jabuuti
Xubno isugu jira amaanka iyo siyaasada Ayaa Uga qaybgalaya Dowladd Soomaaliya shirka Jabuuti ayaa shalay gaaray Djibouti , waxaana xubnahaan isku dhafan hogaaminaya Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka warfafinta ee Somalia Mudane Axmed Cabdi salaan Aadan
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Miisaaniyaddii dowladda oo Fashilantay iyo Lacag la’aan xukuumadda soo wajahdey
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Xafaada Golciise Ee magaalada Bosaso Oo Dab Ka Qarxay Saaka Hiirti Wabeeri
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Suldan Cusub Oo Beesha Warfaa Maxamud Doraneyso Manta
Beesha Warfaa Maxamud Yusuf Oo ka Mid Ah beesha Cismaan Maxamud (Majerteen) Ayaa manta Magaalada Bosaso Ku Caleema Sari Doona Suldaan Cusub Kaasi Oo Beesha Uu Doratay Dr Maxamed Muuse Maxamud (Geelxoor)
Filed under: Uncategorized | Comments Off
taliye Meles Zenawi Oo uu Yeray Xukumada Madaxweyne Cabdilaahi Yusuf
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Idacaada Iyo Tv-ga Sbc Oo Bilaabi Doona Kediskii Ramaadanka
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Better Education for Puntland by Presidential Candidate Prof Farjac
Problem: There are no public schools in Puntland. Public schools became private. Consequently, poor people could not afford sending their kids to schools
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Isbarasho ka Bilaabatay Xiliga Habeenkii Ah Magaalada Bosaso
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
Burcad Badeed Mar Kale Afduubay markaab Laga Leyahay Dalka Thailand
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Maxamed Xasan Xaad Oo Golaha Odayaasha Dhaqanka Iyo Midnimada Beelaha Hawiye Xilkii Ka Qadeen
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Madaxtinimada Puntland Oo Noqotay Tusbax Afka Laga Furay
Daawo Sawiro Muhiim Ah Riix Hoos Jagada Madaxweyne Puntland Ayaa Noqotay mid Beryahan Danbe Ku Soo Badaneysa Media-Ha Ama Warbahiinta Musharaxa Madaxweyne Ee Cabdilaahi Axmed Jamac Ilka-Jiir Ayaa Ugu Danbeyeey Raaga Beryahan Danbe Ku Soo Qulqulayeey Bosaso
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Madaxweynaha Iyo Ra’iisal Wasaraha Ayaa Taliye Meles Zenawi Uga Yeray Addis Abaaba
Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow xafiisyada Madaxweyne Cabdillaahi Yusuf iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa waxay sheegayaan in labadaas mas’uul Uu U Yeray Ra’iisal Wasare Meles Zenawi
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Seminaar ay soo agaasimeen Somali Woman Agenda (SWA ) oo Soconayey muddo laba maalmood ah ayaa maanta lagu soo gaban gabeeyey Hoteelka Saxafi 2 ee magaalada Muqdisho
DAAWO SAWIRO IYO QORAAL RIIX
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Maxamud Muuse Xirsi Gen Cadde Oo Markii Labaad isku Soo Sharaxay madaxweynaha Puntland
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Xisaad Dagaal Oo Laga Dareemi Kismaayo Kadib markii Al-Shabaab Aay u Soo Dhowaaden Kismaayo
Xisaado ciidan ayaa laga dareemayaa gudaha magaalada Kismaayo qeybo ka mid ah xeryooyinka ciidamada ayadoo gebi ahaanba magaalada wadooyinkeeda lagu arkayo hubka gaadiidka tignikada dagaalka
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »
Mid Ka Mid Ah Diyaaradaha Qaadka Oo Burburtey
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaalia ayaa sheegaya in saaka waaberigii garoonka diyaaradaha ee NO 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose ay ku burburtey mid ka mid ah diyaaradaha qaadka keeni jirey Soomaaliya
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Idaacada Hornafrik Oo Lagu Eedeyeey Xatooyo Cod Fanaan Soomaaliyeed Oo Dhintay
Nuurto Jeeloow oo loo yaqaano Nuurto abaliisha oo ah haweeneydii uu ka geeriyooday Jilaagii caanka ahaa ee Cabdilaahi Amiir Rooble Owkuu-kuu ayaa laga soo xigtay In ay dacwad ka dhan ah Qaar ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ay u direyso dhamaan hay’adaha ka shaqeeyo xuquuqda Aadanaha iyo kuwo awooda u leh in ay wax [...]
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Gudoomiyaha Degmada Xurur Oo Sheegay Inay Dagaal Ku Qaadi Doonaan Degaanka Gobolka Bakool
Gudoomiyaha Degmada xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ay Dagaal ku qaadi doonaan degmadaasi xili inta badan degmadaasi ay hada maamulaan xoogaga Al-Shabaab
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Madaxweyne Cadde Muuse Ma Ka Deegi Doona Xilka?
Gen. Cadde Muuse Oo Iminka Ah Madaxweynaha Puntland Waqtigiisana Madaxweyne Nimona Aay Ka Dhiman Tahay Mudo Shan Bilood Ah Ma Ka Deegi Doona Xilka ?
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Barlamaanka Soomaaliya Oo Laga Yabo Iney Xilka Ka Qadan Nuur Cadde
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Musharaxa Nuradiin Adan Diriye Oo Bosaso Soo Garay
Waxaa Shalay Geliinkii Danbe kasoo degay garoonka wayn ee Bosaso Airport musharaxa utaagan doorashada madaxtinimada puntlad ee Nuuradiin Aadan Diiriye
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Gudoomiyaha Isbaheysiga Asmara Qeybta Jabuuti Oo Dib Ugu Soo Labtay Jabuuti
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Taliye Afgudub Oo Xalay Aay Kharijiyeen Kooxda Al-Shabaab
Galkacayo – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay gudaha magaaladaasi lagu diley taliyihii ciidamada Dowladda Ee Gobolada dhexe
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Dagaal Aan Geysan Khasaare Oo Manta Ka Dhacay Moqadisho
Kooxaha hubeysan ee ka Soo horjeeda Dowlada iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ayaa Weerar ku qaaday Fariisinka Warshadii hore Ee Baastada oo ay leeyihiin ciidamada Dowlada Itoobiya kadib Markii ay Duqeyn Xoogan u geysteen Waxaana dhex maray dagaal foolka fool ah ciidamada itoobiya ee ka soo weerary iyo kuwa ku kacsan ee iyagu soo weeraray
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Wasiir Ku Xigeen Maamulka Somaliland Oo Lacaagtii Hotelka Lagu Xirtay isga oo xabsi ugu jira arrinkaasi
Filed under: Uncategorized | Tagged: Wasiir lagu Leyahay Lacaagtii Hotelka | Comments Off
Labo Baabuur Iyo Rag La Qabtay Boolis Dhawacmay iyo xisaado ka tagaan gobolka Togdheer
Filed under: Uncategorized | Comments Off