ganacsato caan ka ah magaaloyiinka puntland ayaa bilabay iney gacan weyn siyan Dhaliinyarada wax afduubeysa ee Reer Puntland , Warkan oo aan ka helay qeybo ka mid ah dadka uu dhow dhow arrimaha afduubka ayaa waxay sheegen iney raagg waweyn oo ganacsato ah aay maal badan siiyeen sii aay wax uu afduuban , waxa ka mid ah kuwa ugu deeqay Hubka iyo kuwa kale oo lashashka ugu deeqay raagan ayaa waxa la sheegay iney dhamaan ka soo wada jeedan gobolada kala ah Bari iyo Nugaal oo ah labo gobol oo cado iyo dhaqan ka dhigtay afduubka dadka masakiinta ah iyo marakiibta mareysa Xeebaha ku dhow soomaaliya hadaba raaggan ganacsatada ah ayaa magacyadooda Aay yahiin kuwa caan ah oo Waliba dadka dhexdoda ku leh Magac iyo maamus qeybo ka mid ah raaggan ayaa ka mid ah Raaga Ugu Xoolaha badan Magaaloyiinka Puntland Hadab Fanka iyo xoolaha Aay bixinayan Ayaa noqday mid Uu Sahla Ragga Wax afduubaya Wax Walba oo Aay Raban Iney Ku Dhaqaqan .
W/Q Axmed Bosaso Bosaso@live.com
Faafin Somalifans.co.cc
Filed under: Uncategorized