Ganacsato Reer Puntland ah Oo Gacan Weyn Sinaya Afduubka Marakiibta

ganacsato caan ka ah magaaloyiinka puntland ayaa bilabay iney gacan weyn siyan Dhaliinyarada wax afduubeysa ee Reer Puntland

War DegDeg Ah Kismaayo Oo Gacanta UU Gashay Al-Shabaab

Wararka Ugu Danbeyeey Ee naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in guud ahaan Magaalada Aay gacanta ku qabteeny Kooxda Al-Shabaab kadib dagaalo saddex cisho halkaasi ka soconayay

Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Kismaayo Dagaalka Muslim(Soomaaliya Iyo Mareexaan

Saakay subaxnimadii ayaa dagaal kulul ka billowday Kismaayo abaarihii 12 duhurkii waxaa dib loo riixay Wadaadada & beelaha degaanka oo waxaa gacanta sare lahaa Burcadda Reer Galgaduud(Mareexaan) oo oo dib ugu riixay Hartiga ilaa & dalcadda Calanley,  waxaana arintaa ugu wacnaa ayadoo wadaada & beeluhu aysan isku mar gelin dagaalka taasi waxey fursad siisay Burcadda [...]

Taliyaha Boliska Dawlada Fadaraalka Soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Oo Maanta Ka Hadlayey Xaflad Loo Sameeyey Ciidan Dhawaan Tababar Ugu Soo Dhamaday College Boliska Ee Etoobiya

Xafladaan oo aheyd mid la qabtay labajeer isla todobaadkaan ayaa waxaa looga uu kaga hadlay arimo badan o ay ku jirtop heshiiskii dhawaan ka dhacay dalka Djibouti ee uu isaga ka midka ahaa iyo sidii loom eel marin lahaa heshiiskaas oo ay si weyn uga soo horjeseen kooxda alshaab waxaana heshiiskaasi ka mid ehyd xabad [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers