Xisaado ciidan ayaa laga dareemayaa gudaha magaalada Kismaayo qeybo ka mid ah xeryooyinka ciidamada ayadoo gebi ahaanba magaalada wadooyinkeeda lagu arkayo hubka gaadiidka tignikada dagaalka
Filed under: Uncategorized | 1 Comment »

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaalia ayaa sheegaya in saaka waaberigii garoonka diyaaradaha ee NO 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose ay ku burburtey mid ka mid ah diyaaradaha qaadka keeni jirey Soomaaliya
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Nuurto Jeeloow oo loo yaqaano Nuurto abaliisha oo ah haweeneydii uu ka geeriyooday Jilaagii caanka ahaa ee Cabdilaahi Amiir Rooble Owkuu-kuu ayaa laga soo xigtay In ay dacwad ka dhan ah Qaar ka mid ah Idaacadaha magaalada Muqdisho ay u direyso dhamaan hay’adaha ka shaqeeyo xuquuqda Aadanaha iyo kuwo awooda u leh in ay wax [...]
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Gudoomiyaha Degmada xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ay Dagaal ku qaadi doonaan degmadaasi xili inta badan degmadaasi ay hada maamulaan xoogaga Al-Shabaab
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Gen. Cadde Muuse Oo Iminka Ah Madaxweynaha Puntland Waqtigiisana Madaxweyne Nimona Aay Ka Dhiman Tahay Mudo Shan Bilood Ah Ma Ka Deegi Doona Xilka ?
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Filed under: Uncategorized | Comments Off
Waxaa Shalay Geliinkii Danbe kasoo degay garoonka wayn ee Bosaso Airport musharaxa utaagan doorashada madaxtinimada puntlad ee Nuuradiin Aadan Diiriye
Filed under: Uncategorized | Comments Off