Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya Aadan Madoobe Oo Canbaareeyey Weerarkii Naxariis Darada aha Ee lagu Qadan Haweenka

Sheekh Shariif Oo Ugu Baqay Dalalka Carabta Iney Ciidaamo Kenaan Dalka Soomaaliya

Gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jabuuti Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay wadamada Carabta inay ciidamo u soo diraan Soomalaiya si ay u badalaan ciidamada kale sida kuwa Itoobiyaanka ee ku sugan gudaha Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa wuxuu sheegay in ciidamo ka socda dalalka Carbeed oo yimaada Soomaaliya ay kaalin ka qaadan [...]

Madaxweyne Cabdi Laahi Yusuf Iyo Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde Oo Kulan Yeeshay

Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Mudane  Cabdi laahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisa lwasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen ayaa maanta yeeshay kulan xasaasi ah kaasoo aan si rasmi Saxaafada loogu sheegin. Madaxweyne Yuusuf ayaa uyeeray Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen si ay uga wada hadlaan xaaladaha qalafsan ee ka taagan dalka Soomaaliya & Khilaafkii dhawaan soo [...]

Ninka ugu buuran aduunka oo aroosanaya Dhowaan

Ninka aduunka ugu buuran cileyskiisuna yahay nus tonn (500 kg) ayaa la sheegay in uu dhawaan guursan doono, isagoo helay gabar ey isjeclaadeen oo lagu magacaabo Claudia Manuel Uribe oo asalkiisu yahay nin Mexican ah ayaa iminka ku nool dalka Mareykanka, waxaana la sheegay in uu is caateeyay islamarkaana uu iska riday (250 kiilo) si [...]

Telcom Puntland Oo Ku Soo Birtay Shirkaadka Puntland Ee Isgarsiinta

shirkaan jaraa’iid ee aay maanta qabteen masuuliyiinta  shirkada Telcom puntland  ayaa lagu cilaamiyey ama lagu qeexay  xiliga la furayo shirkada  taas oo lagu sheegay  habeen danbe oo ku beegan khamiis  taariikhduna  ku began tahay 7-8-2008 xaflada furitaankana lagu dhigi doono  xafladiisa Hotel panorama ee magaaladaan sida uu sheegay C/rashiid wacays oo ah maamulaha shirkada  telcom [...]

Ururada haweenka ee bulshada rayidka oo lacageed gaarsiiyey qoysaskii dadkoodu ku dhinteen qaraxa bamBano

Lacago gaaraya illaa 27, 000,000 ayaa manta la gaarsiyeen eheladii ay ka baxeen illaa iyo 13 haween ah, oo ku geeriyooday qaraxii bamka ahaa ee haleelay iyagoo ku guda jira hawl nadaafadeed maalintii sabtida ahayd ee bishan   Waxaa deeqdaan iska soo ururiyey ururada hoostaga dallada Midowga Aayo ka talinta Soomaaliyeed ee  Somali women Agenda, [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers