Ciidamada nabad Ilaalinta oo howlgalo ay ka fuliyeen magaalada Beledweyn kusoo qab qabtay qaar ka mida Al-Shabaab

Ciidamada nabad Ilaalinta Itoobiyaanka ayaa howlgaalo ay shalay iyo xalay ka sameeyeen magaalada Beled-weyne waxaa ay kusoo qab qabteen dhowr ruux oo ka mida kuwa ku lugta yeeshay falalka amaan darro ee magaalada ka jira Howlgalada oo shalay gelinkii dambe iyo xalay ay ciidamadu fuliyeen ayaa dadka lagusoo qab qabtay waxaa ay gaarayaan ilaa iyo [...]

Qaybtii Labaad Ee “Paltalk waa Mucjiso”

Balankii lagu sameeystay kombiyuutarka galabkii ku xigay waa tan sida fiican kaga fekertay, oo aanba sugi karin inta saacadaas laga gaaraa. Walaalkeed ayaa kombiyuutarka heeystay, laakiin dagaal iyo baryo ayeey iskugu dartay darteed sida uu u dhibaayay waa kaga kacay, inkastoo nafta ugu keenay inuu ag fadhiisto oo rabo inuu dhageeysto hees. Hadane markii danbe [...]

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Oo Shir Jaraa’iid Qabtay Kagana Hadlay Amaanka Gobolka Mudug

p>Gudoomiyaha gobalka Mudug Daahir Cabdulqaadir Axmed ayaa qabtey Shir Jaraa’iid oo uu kaga hadlayey xaaladaha amaan ee Magaalada Gaalkacyo ,markii saacadihii ugu dambeeyey ay dhaceen falal badan oo ka soo horjeeday amaanka Magaalada. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay jiraan dadka shaqeynaya amaan la’aanta gobalka Mudug,wuxuuna Bulshada ugu baaqay in ay dadkaasi waxqabad deg deg ah [...]

Banaanbaxyada isbedel doonka ah oo ku soo badanaya Magaalada Muqdisho

Riix Halkan

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers