Qaybtii Koowaad – “Aawday xuquuqdoodii? Ma isweydiisay?!’

Bulsha weeynta degta geeska Afrika ma waxeey isku wada raaceen kala sooca iyo quursiga biliaadanka aysan lixdooda lixaad dhameen? Dadka Lixda lixaad qayb ka mid ah la’a aawday xuquuqdooda? Waxaan ognahay dhamaanteen oo shaki ku jirin in ay jiraan kumanaan qofood oo soomaaliyeed oo ay si uun kaga maqantahay qayb ka mid ah lixdooda lixaad, [...]

Ururada haweenka ee bulshada rayidka oo gurmad lacageed gaarsiiyey dadkii ku dhaawacmay qaraxii waxyeelada ba’an geystey ee shalay ka dhacay magaalada muqdisho

“caasha cusmaan ugaas ( caasha shgaacuur ) brigii hore colkii haweenka laaya waa laga adkan jiray “ Lacag loogu magac daray gurmad oo gaareysa illaa 45 ,350,000 oo sh so ayey maanta ururada haweenka ee bulshada rayidka ah Somali Women Agenda oo kala ah SWA INXA, IIDA, SWEYA, HINA, SODNA, SSWC.waxaa ay gaarsiiyeen isbitaalka madiina [...]

Tolow Yaa lagu bedeli doona ??????

madaxweyne cabdilaahi yusuf oo laga yaabo inu bedelo ra’iisal wasare nuur cadde dhowaan waxa soo ifbaxaya khilaaf xogaan oo uu dhaxeya madaxweynaha iyo ra’iisal wasaraha soomaaliya hadaba madaxweynaha xafiiskiisa ayaa dad xogogaal ah waxay somalifans uu sheegen inu madaxweyne cabdilaahi yusuf doonayo inu xilka ka qaado ra’iisal wasaraha soomaaliya mudane Nuur Cadde , madaxweyne cabdilaahi [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers