Dhawacyada 52 qof ayaa la geeeyey ispitaalka madiina goobtii qaraxu ka dhacayna waxaa ku geeriyooday 23 qof oo haweenka nadaafda ah

Maamulka gobolka banadir oo uu horkacyo kusimaha gudoomiyaha gobolka banadir Maxmaed Cusman Cali dhagaxtuur oo manta deeq kaalmo ah geeyey ispitaalka banadir gaar ahaan haweenkii dhibaatadu ka so gaartay qaraxii agagaarka guriga shaqaalaha Manta ayey aheyd markii 23 haween ka mid ah kuwa qashinka ka xaaqa wadoyinka Magaalada qaar ay la kacday miino dhulka lagu [...]

Warsaxaafadeed Cambaareyn Ah Uruurka Waddaniga Soomaaliyeed

Warsaxaafadeed Cambaareyn ah – Dhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed iyo taageerayaashiisa iyagoo ka xun kana tiiraanyeysan waxay halkaan cambeereyn uga soo jeedinayaan falalka Bani’aadinimada ka baxsan oo lagu bartilmaameedsanayo Haweenka, Ganacsatada iyo Dadka Waayeelka ah oo mar walba ka dhaca gudaha Soomaaliya. Waxaa qarax lagula beegsaday Haween Soomaaliyeed magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo, waxaa kaloo qarax [...]

Ra’iisal wasaare Nuur Cadde oo magacaabay gole wasiiro oo cusub Oo Ku Soo Biri Dowladda Soomaaliya

Kadib markii dhawaan ay is casileen wasiiro ka tirsanaa dowlada federalka Soomaaliya ayaa maanta geliinkii dambe waxaa uu ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ku dhawaaqay xubno cusub oo kusoo biiraya xukuumadiisa culeyska siyaasadeed uu hada saaran yahay Golaha wasiirada cusub ayaa waxaa ay yihiin kuwo buuxinaya kaalmihiii ay baneyeen wasiiradii is casilay iyo jagooyin horay u banaanaa [...]

Musharax Madaxweyne Ee Puntland Prof Farjac ” Laaluush Bixin Mayno Codna Gadan Mayno ”

Markaanu niri eraygaa ayaa xataa qurbe joogtii wax garadka ahayd nala yaabtay. Su’aalaha nala weydiiyey waxaa ka mid ahaa: “Sidee bay ku dhacaysaa in aad maamulka hunguriyaysaan hadaydaan lacag bixinayn?” “meeqa cod baad ka heleysaan xildhibaanada daacada ah?”-”Meeqa xildhibaan baan laaluush qaadan oo aad isku halayneysaan?”. Hadii musharax gato codadka xildhibaanada oo uu ku guuleysto [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers