Magaalada Buulo-Burde oo looga dhawaaqay Maxkamad Islaami ah oo ay dadka deegaanka raali ka yihiin

RIIX

Ciidamada Itoobiya Oo Dekadda Magaalada Muqdisho Ka Afduubay Markab U Rarnaa Hay’adda Cuntada Aduunka Ee WFP

Mas’uul ka tirsan hay’adda WFP ayaa shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com u xaqiijiyey in Markab hay’adda WFP u rarnaa oo Dekadda Magaalada Muqdisho ku soo xidhay ay afduub ku heystaan ciidamo Itoobiyaan ah

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Dharkenleey ee magaalada Moqadisho

RIIX

”Waxan Ahay Hogaamiye Qabiil” Barre Adan Shire Hiiraale

RIIX

Xuska Miliniyamka Wadanka Etoobiya Ayaa Markii Ugu Horatysay Lagu Qabtay Hargeysa

RIIX

Masaajidka Sheekh Cali Suufi oo shalay lagu tukaday Salaaddii Jumcaha kadib 11 bilood oo uu xirnaa

RIIX

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Ducaystay Sharka Kursiga Madaxtinimada Somaliland

RIIX

”DUGSI MALEH QABYAALADDI WAXEY DUMUSO MOOYAANE” Uruurka DQHDSOM

RIIX

Afahayeenka Ciidamada Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed CabdiRaxiim Ciise Cadow oo sheegay in uu Meles Zenawi ku dhiiqday hadafkii uu ka lahaa Soomaaliya

RIIX

Andru Mwangura ”IndhaCadde Waa Qofka Ka Danbeeya Afduubka Xeebaha Soomaaliya”

RIIX

”Danta Puntland Waxay Ku Jirta In La Is Maqlo ” Cabdilaahi Yusuf

RIIX

Madaxweyne Cabdilaahi Yusuf ”Hadii aad idhageysaneysaan i dhageysta hadii kalena ii sheega waan baxayaaye jawaabna waad iga helaysaan”

Mareexaan Waxa Uu Damacsan Yahay Oo Ay Dantu Baday Iyo Waxa Aynu Ka Oraneyno

Cadowga Jubbada hoose, Haraadii Kacaankii Madobaa ee  Keligii Kadeedka Soomaaliyeed ee la jabiyey Galab Jimco, 22/8/2008 . Cadowgani Burcadda ah Saddex Goor oo isku xigey ayey Kismaayo qabsadeen, waxaa marka hore keenay Sacad oo markaa ahaa Hoggaanka Hawiye, marka xigey waxaa keenay Ceyr oo markaa ahaa Hoggaanka Hawiye, marka saddexaad waxaa keenay Dowladda Federaalka ku [...]

Barre Hiiraale Oo Ka Baxay Bardheere

RIIX

”Cabdilaahi Yusuf Iyo Nuur Cadde Waxay Isku Hayeen Arrimo Qabiil ” Ato Meles Zenawi

RIIX

CabdiRisaaq faarax Taano oo xabsi la dhigay qarkana usaaran in lug iyo gacan isdhaaf ah laga jaro

RIIX

War-Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Samafalka Isbaheysiga Asmara

RIIX

Saylac.com-Maxkamadaha Islaamiga oo taageeray doorashadii Burco ee lagu doortay Mudane Axmed Siilaanyo

Shabakada RIIX

Heshiiskii Madaxweynaha Iyo Ra’iisal Wasaraha Soomaaliya Ee Addis Abaaba DOCUMENT

RIIX

Maxamed Dheere ”Safaaradda Itoobiya ayaan u gudbiyay dacwad arrintaasi la xiriirta falalka ow ku kacay Taliyaha Batraanka ah wax xiriir ahna nagama dhaxeeyaan”

RIIX

Alshabaab Iyo Dowladda Soomaaliya Oo dagaal Ku Dhex Maray Wadada Warashadaha Ee Moqadisho

RIIX

Madaxweyne Cabdilaahi Yusuf Iyo Ra’iisal Wasare Nuur Cadde Oo Heshiis Gaaray

Musharixiintii Ka Cadhootay Shirka G.Dhexe Ee KULMIYE Oo Ku Tilmaamay Doorashadii Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa Xaarana Iyo Waan-waanta Gudida

Sheekh Shariif Oo Ka Warbaxiyeey Xaladaha Soomaaliya Ee manta

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Lagu Doortay Musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka Iyo Dareerkii Xubanaha

RIIX

Nuur Cadde Oo Xilka Iska Casilaya Kadib markii lagu Qanciyey Inu Iska Casilo Xilka Ra’iisal Wasaraha Dowladda

Xildhibaan Barre Hiiraale Oo la Dhawacay Lona Diiday Inu Gaalo Magaalada Baardheere

Wararka ka Imanaya Bardheere Ee Xurunta Gobolka Gedo Ayaa Sheegaya In Magaalada Aay Xiisado colaadeed ayaa ka taagan Yahiin,RIIX

Kooxo hubeysan oo dilay Guddoomiyihii Maxkamadda Degmada Wadajir Sheekh Xasan

Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ”Xukuumada Rayaale waxey bilowday inay canshuurta lacagaha dadka loo soo diro”

RIIX

The Message of islam

Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Soomaaliya Oo ka hadlay Afduubka Wariyeyaasha Canada Iyo Australia

Guddoomiye Ku xigeenka Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka hadlay falkii lagu afduubay Wariyaasha Canada iyo Australia u kala dhasheen iyo Sawir qaade Soomaali ahaa oo la socday RIIX

Dhammaadka Qarowgii Mareexaanka (Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dagaalladii Kismaayo)

Xildhibaan Barre Adan Oo Isku Dhibay Wadanka Kenya

Qoyska saxafi u dhashay Australia oo la sheegay in koox burcad ah ay afduub ugu geesatay koonfurta Somalia ayaa soo bandhigay card shaqadiisa saxafi

Madaxweynaha Puntland Oo Manta Ka Dulay Garoonka Diyaaradaha Ee Bosaso Isaga Oo Ku Sii Jeeda Dalka Jabuuti

Cabdilaahi Yusuf Iyo Nuur Cadde Oo La Sheegayo Iney Heshiis Ku Garen Addis Abaaba

Wararka Ka Imanaya magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in ay isu soo dhawaadeen madaxda sare ee Dowladda Soomaaliya oo ku kala tegay khilaaf soo kala dhexgalay

Musharax Madaxweyne Ee Puntland Gen Cabdilaahi Axmed Jamac Ilkaa Jiir Oo Tageero Weyn ka Helay Gobolka Sanaag

Barack Obama Oo Dortay Senator Joe Biden Inu Ku Xigeen Uu Noqdo

Doonyahii Hay’aada Gazafree Oo Jabiyeey Xayiradii mariinka Qasa

Bosaso oo Sariifka Dollarka Laga Dareemayo Hoos U Dhac

Magaalada Bosaso Ayaa Laga Dareemaya hoos uu dhac weyn oo dhanka lacaagta qalaad Ee Dollarka ah Kadib markii aay soo baxeen wararka marakiib lagu afduubay degaanka Puntland

Beesha Muddulood Ayaa Ku Eedeysay Madaxweyne Cabdilaahi yusuf Inu Ka Dambeeyo Afduubka Maraakiibta Ee Xeebaha Soomaaliya

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Unicef Ee Magaalada Nayroobi Ayaa loga hadlay xalaada caruurta soomaaliya

Warbixin ay soo saartey hay’ada UNICEF ee qaabilsan ee hooyada iyo dhalaanka ayey waxay ku sheegtey inay si weyn uga walaacsan tahay xaalada ay ku sugan yihiin caruurta ku dhaqan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya

War Degdeg Ah – Xildhibaan Barre Adan Shire Hiiraale Oo Garay Gobolka Gedo Isaga Oo Woota Dhawac Fara badan

Jubbada Hoose Oo Maanta Ka Xorowday Kacaankii Madobaa Ee 21kii Oktoobar 1969Kii

فما بكت عليهم السماء والأرض…………. (Samada & Dhulka uma ayan Ooynin Jabkii ku dhacay Burcadda Reer Galgaduud)

Ganacsato Reer Puntland ah Oo Gacan Weyn Sinaya Afduubka Marakiibta

ganacsato caan ka ah magaaloyiinka puntland ayaa bilabay iney gacan weyn siyan Dhaliinyarada wax afduubeysa ee Reer Puntland

War DegDeg Ah Kismaayo Oo Gacanta UU Gashay Al-Shabaab

Wararka Ugu Danbeyeey Ee naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in guud ahaan Magaalada Aay gacanta ku qabteeny Kooxda Al-Shabaab kadib dagaalo saddex cisho halkaasi ka soconayay

Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Kismaayo Dagaalka Muslim(Soomaaliya Iyo Mareexaan

Saakay subaxnimadii ayaa dagaal kulul ka billowday Kismaayo abaarihii 12 duhurkii waxaa dib loo riixay Wadaadada & beelaha degaanka oo waxaa gacanta sare lahaa Burcadda Reer Galgaduud(Mareexaan) oo oo dib ugu riixay Hartiga ilaa & dalcadda Calanley,  waxaana arintaa ugu wacnaa ayadoo wadaada & beeluhu aysan isku mar gelin dagaalka taasi waxey fursad siisay Burcadda [...]

Taliyaha Boliska Dawlada Fadaraalka Soomaaliyeed Gen.Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Oo Maanta Ka Hadlayey Xaflad Loo Sameeyey Ciidan Dhawaan Tababar Ugu Soo Dhamaday College Boliska Ee Etoobiya

Xafladaan oo aheyd mid la qabtay labajeer isla todobaadkaan ayaa waxaa looga uu kaga hadlay arimo badan o ay ku jirtop heshiiskii dhawaan ka dhacay dalka Djibouti ee uu isaga ka midka ahaa iyo sidii loom eel marin lahaa heshiiskaas oo ay si weyn uga soo horjeseen kooxda alshaab waxaana heshiiskaasi ka mid ehyd xabad [...]

Madaxda Puntland Qeyb Ka Mid Ah Oo Burcada Baddaha La Xamaasha

Degmada Warshiikh Ayaa laga Soo Dhoweyey heshiiskii Dawladda Iyo Isbaheysiga Asmara Qeybta Jabuuti

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers