Xafiiska Madaxweynaha Oo Diiday Xil Ka qadiista Maxamed Dheere Gudoomiyaha Gobolka Banadir

Xilka qaadistii uu raysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ku sameeyey Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ayaa laga diiday Xaafiiska Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Warar hoose oo ay AllPuntland ka heshay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in uu Raysalwasaaraha Soomaaliya usoo gudbiyey Xaafiiska Madaxweyne Yuusuf warqada xilka qaadista Maxamed Dheerre ,balse [...]

Xiisad u dhaxeysa Ganacsatada Puntland iyo Wasaaradda Maaliyadda oo sababtay in Ganacsatada hakad geliyaan howlaha Dekadda Boosaaso

Waxaa sii kordhaya khilaaf u dhaxeeya Ganacsatada Puntland ee wax kala soo dega Dekadda magaalada Boosaaso iyo Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland, iyadoo arintan ay timid kadib markii Ganacsatada ay ka cawdeen Lacago ay sheegeen in lagu kordhiyay canshuurta dekadda Boosaaso Waxaa dekadda magaalada Boosaaso ku xeran dhowr iyo Toban Doon oo ku raran alaabo [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 47 other followers