Markii ay Xaafiiska ra’iiysalwasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ka soo baxday Warqad xilka looga qaaday Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ,waxaa meel sarre gaaray hadal heynta ku aadan waxyaabaha keenay in xilka laga qaado Maxamed dheerre Wasiiradii joogey kulankaasi qaar ka mid ah waxa ay sheegeen in Xaafiiska RW soo [...]
Filed under: Uncategorized | Tagged: Golaha Xukuumada Soomaaliya oo isku khilaafsan xil ka q | Comments Off