Agaasimahii Idaacada Radio Daljir ee Degmada Qardho Md. Muxuyadiin Hiiraad Kaatun ayaa Abaare 2 Duhurnimo ee Maanta Xabsiga loo taxaabay, isaga oo weliba sii xun lola dhaqmay, Ciidanka Sirdoonka oo loo yaqano PIS-ta ayaa Wariyaha ugu soo galay Gurgiisa iyaga oo rasaas ku furay Xaafada u degan yahay Sii Akhri

Imaam Maxamud Imaam Cumar Oo ah Iimaamka beelaha Hiraab ayaa ugu baaqay kooxaha heysata lamaanaha Birtish-ka ah Ee Paul Chandler Iyo Rachel inay sii daayaan Sii Akhri

Wasiirka Amniga Qaranka Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa ka hadlay Hadalo Saxaafada Aay isla dhexmarayso oo sheegaya in Dowladu aay Abaabuleyso weerar ka dhan ah kooxaha ka soo horjeedaDhegeyso Sii Akhri

Waxaa maanta lagu qabtay Tuuladda Buuro Wadal kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen Aqoonyahano, Waxgarad, Haween iyo Isimadda Beesha Dhulbahante oo in muddo ah Shir kulahaa Tuulada Sii Akhri

Dowlada Puntland ayaa sii rasmi ah maanta heshiis ula gashay Mas’uuliyiin ka tirsan Kooxaha Burcad badeeda Somalida, Waxana Heshiiska lagu kala Saxiixday Maanta Dekeda Weyn ee magaalada Bosaso Sii Akhri

Kadib Kulan qatay Muddo Bil ka badan oo aay wada lahayeen Odayaasha Beesha Dubeys Iyo Hoggaamiyaha lagu tiriyo inu xiriirka la leyahay Alqacida ee Maxamed Saciid Atam ayaa la isku fahmay sidaa aay sheegen qaar ka mid ah Odayaashi Kulanka ka qeyb galay Sii Akhri

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Japan Katsuya Okada Ayaa sheegay Maanta oo Isniin ah in dowlada Japan aay ugu deeqeyso Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Lacag dhan $35.2 Milyan Oo Dollarka Mareykanka ah

Katsuya Okada ayaa sheegay in Dowlada Japan aay dooneyso in lacagtan wax loga qabto Adeegyada dowlada, Sidaa dhismaha Ciidanka Booliska Iyo weliba arrimo kale oo badan Sii Akhri

Akhristow inbadan ayaad maqashay magaalooyinka loo dalxiiska tago sida sharmalshiikh, Miami iyo Bahamas, laakiin wali ma maqashay magaalo loo dhimasha tago? Sida ay qortay Jariirada The sun waxaa tuulo lagumagacaabo Pfaffikon oo ku taala Zurich Switzerland ka farun xarun caafimaad oo lagu magacaabo Dignitas Sii Akhri

Xarakada Alshabaab ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hub fara badan iyo Sarkaal ay sheegeen in uu ka soo goostay Dowlada Federaalka ku Meel Gaarka ah ee Somaliya

Hubkaan ay soo bandhigeen Xarakada Alshabaab ayaa ah oo tiro ahaan 50 Qor Oo Nooca Ak47 ah iyo Sarkaal magaciisa ku sheegay Baashi Axmed Urur ayaa lagu soo bandhigay maanta Xeraadii hore ee Guulwadayaasha oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab Sii Akhri

Xaflad aad loo soo agaasimay laguna Caleema Saaraya Gudoomiyaha Guddiga Jaaliyadda Puntland ee Dalka Kenya Mudane C/rizaaq Maxamed Cabdulle ayaa Maanta ka dhacday Magaaladda Nairobi gaar ahaana Hoolka Anduluus ee Daarta Eastliegh Mall halkaasoo ay soo xaadireen Boqolaal Dad ah oo ruxayay Calanka Soomaaliya iyo kan Puntland +Sawiro Sii Akhri

Chelsea ayaa dib ugu soo noqotay Hoggaanka Horyaalka Premier League dalka Ingiriiska kadib Markii Maalinimadi Shalay aay kooxda Manchester United sii ku Meel gaar ah u qabatay, Xiddiga Didier Drogba ayaa ka Farxiyey Taageerayaashi Sii Akhri

Ku Xigeenka Duqa degmada Laasqoray Cabdullaahi Axmed Maxamud ayaa sheegay in degaan ku dhow Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag aay ku soo caariyeen in ka badan 128 Tahriibayaal Somali ah, Degaanka ayuu sheegay in lagu magacaabo Cilaamato, Waxan u wax yar u jira degmada Laasqoray Sii Akhri

Bulshadaa ku dhaqan deeganadda Puntland ayaa waxay isla dhex marayaan baryahaan danbe safaaradaha soomaalida ee ku yaala wadamada qaaradda yurub iyo qaar kale oo ku yaala qaarada afrika oo la sheegay in albaabadda loo laabi doono kadib markii ay ka hadashay wasaarada arimaha debeda ee somaliya oo uu hugaamiyo jaangeli Dhegeyso Sii Akhri

Nin dhalashadiisu tahay Siralanka oo gabadh yar oo da’deedu tahay 10 jir oo somaliyad ah oo uu ka soo kaxaystay magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland oo la sheegay in uu gabadhaasi yar ka soo iibsaday gabadh u dhalatay talyaaniga ayaa shalay galab ciidamada boolisku ay magaalada Sii Akhri

Wararka ka imaanaya degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegeeyaan in halkaasi ay soo gaareen Saraakiil Iyo Ciidamo isagu jira Ethiopian Iyo Somali

Ciidamada isagu jira Somalida Iyo Ethiopia ayaa durba ka bilaabay halkaasi hawl galo Sii Akhri

Ku Xigeenka Gudoomiyaha Maamulka Jubbooyinka Ee Xarakada Shabaabil Mujaahidiin Sheekh Xuseen Cadi Geedi oo maanta kula hadlayey saxaafada magaalada Kismaayo ee Xurunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Dhalinyarada Iyo Weliba Dadweynaha degaanada Sii Akhri

Bahda Somalifans waa idiin Salaamayaa, Dawladda kumeelgaarka ahna waad salaamantihiin, Punltand waad salaamantihiin

Somali oo idil waad salaamantihiin, Al Shabaab Al-Mujaahideen waa idiin salaamay,  Somaliland waad salaamantihiin,  Xisbul islaam halkaada ku Salaamantihiin,  Xarakatul Suufiya Sii Akhri

Fannaaniinta iyo Abwaanadu waa cidda ugu danbaysa ee ka hadasha siyaasadda, sababtuna waxa weeye, fannaanka iyo abwaanku waxay u baahan yihiin bulsho dhagaysata oo si niyad sami ah u qaabisha waxa ay ka hadlayaan.

Faa’iidada ugu badan ama ugu wayn ee fannaanka iyo abwaanku ay ka helaan dadka hortiisa waxa weeye sacab iyo shucuur taageero, khasaaraha iyo niyad jabka ugu wayn ee ku dhacaana waa orin iyo foodhi Sii Akhri

Gabadh dhalinyaro ah oo u dhalatay dalka turkiga ayaa reerkoodu nolosha ku xabaaleen kadib markii ay sheegeen inay wiilal la sheekeysato. gabadhaa oo 16 jir ah ayaa laga helay meydkeeda godkii ay ku aaseen Sii Akhri

Akhristow ma aragto Maqaalkan waxad dhahi sidee qof dhintay Mas’uul uga noqon kara dilal Xiliga ka dhacaya dunida, madama u yahay isagu qof dhintay oo xiligan ku jira godka, Balse xaqiiqdu waxay tahay hadii aad sameyso cadaalad darro, ayna dhaliso in ummadu isku sii dagaasho dunida gadaasha iyaga oo isku heysta cadaalad daradii aad sameysay inaad adigu weli tahay dambiile qeybna ku leedahay dilalka iyo weliba Dhibaatoyiinka dambe oo dhaca Sii Akhri

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo la hadlay Idaacada VOA laanta Afka Somaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo aay ku jira, Sidaa u Arko Ku biirida Xasan Turki Ee Alshabaab, ku Biirida Alshabaab ee Alqacida, Shirkii Midowga Africa Iyo Weliba Arrimo badan oo kale Dhegeyso Sii Akhri

Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta jaamacadda Barigaa afrika xarunteeda Garoowe ayaa waxa uu maamulka Jaamacadda Qeybteeda Garoowe waxa uu ku soo bandhigay 130 arday oo maanta u fariisanaya imtixaanka semmisterka 1aad Sii Akhri

Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta qaylo-dhaan abaareed u dirtay Beesha Caalamka, waxaanay sheegtay in guud ahaan gobolada Somaliland ay soo food-saartay abaar ba’an

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare)  iyo Guddoomiyaha Hay’adda u diyaar Sii Akhri

Banaanbax rabshado wota ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascanood ee Xurunta Gobolka Sool, Banaanbaxa ayaa la sheegay in u aha mid loga soo horjeeday Xarig Macalimiin Dugsi, Waxana Banaanbaxa ku dhintay Nin Oday Aha oo l agu magacaabi jiray Dhegaqool, Waxa a ku dhaawacmay dad kale oo fara badan Sii Akhri

Sirdoonka Qardho ayaa saaka isaga oo ku si jeeda magaalada Bosaso ku toogtay Bartamaha magaalada Nin lagu magacaabi jirayMaxamed Saleebaan ”Camo” oo Xisaabiye u aha Shirkaada Ganacsiga ee Opec, Ninkan ayaa la sheegay in Ciidanku Rasaas ku furay isaga oo wota Gaarigiisa, kadib markii aay sheegen in aay ka Shakiyeen Sii Akhri

Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay wiil iyo gabar uu jaceyl ka dhaxeeyey kuwaasoo isla gaaray ilaa heer guur balse ku kala tagay si’aanan wanaagsaneyn. Lamaanahaan ayaa waxaa lagu kala magacaa Mustaf iyo Nasra. Mustaf ayaa xiriir lasoo sameeyey wariyayaasha Barnaamijka Isha Dhacdooyinka Caalamka, isagoo inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn. Waxayna ku bilaabaneysaa sidatan. Sii Akhri

Kadib Kulan Daqiiqado qatay oo dhexmaray Tababaraha Kooxda England Fabio Capello iyo Weliba Kabtaanka Kooxda Chelsae Ahana Kabtanka Kooxda England John Terry, Ayaa lagu go’aamiyey in Xilka Kabtnimo Ee Xulka Qaranka England laga qado Terry
John Terry ayaa xilka Kabtanimo loga qaday kadib markii loo soo jeediyey Inu Xiriir la sameeyey Gabadh Saaxiib hore ulaa aheyd Ciyaarto ka tirsana Kooxda Chelsea, oo lagu magacaabo Wayne Bridge

Sawiro+ Daawasho Video Sii Akhri

Qaraxa ayaa caawa ka dhacay agagaarka Masaajidul Aqsa, halkaasi oo ciidamo ka tirsan Kuwa Ammaanka ee Magaalada Bosaso aay ku lahayeen Bar Kantarool, Qaraxa ayaa la sheegay inu ku dhaawacmay Nin Oday ah oo Shacab ah, in kasta oo aan Khasaare ka soo gaarin Ciidanka PL ee halkaasi Isbaarada ku laha Sii Akhri

Wafdi ka Socday Qaramada Midoobe iyo Dowladda Norway ayaa Shalay Booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho iyagoona Kulammo kala duwan la qaatay Madaxda Dowladda KMG-ka Soomaaliya

+Sawiro Sii Akhri

Taariikhdu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah nolosha ummad kasta, waa xusuusiyaha wixii la soo maray, dhib iyo wanaagba, waana tusmada looga shidaal qaato dejinta yoolalka iyo barnaamijyada siyaasadeed, dhaqaaleed, difaaceed, iyo bulsheed ee ay ummadi hiigsanayso mustaqbalka dhow iyo ka fogba Sii Akhri

DOORO BOGGA RABTO

Isku Dar LIiska Somalifans Online Si Aad Ulaa Socoto Waxyabahii Ugu Dambeeyey Ee Ka Dhaca Dalkaga Hooyo


Soo If-bixii & Dhicitaankii kacaankii 21-ka October

Audio

U Gargaar Gabdho Walaalaha Ah Oo Dhibaato Ku Dhacday Codka Caasha Cismaan Ugaas

Waraysi ''Ayaa lala yeeshay Oday 112 Jir ah Oo Guursaday Gabar 17 Jir ah'' Radio SomalifansAxmed Dhoore

Nimco ''Guurka Askariga duruuf ayaa igu qasabtay' Radio SomalifansNimco Cumar Sheekh

Wasiirka Haweenka DPL Oo kulan la yeelatay Qurbajoogta Puntland ee Minnesota Radio SomalifansKhudbadii Marwo Casho Geelle

Xassan Daahir ''Hala joojiyo dagaalka Jubada Hoose'' Radio SomalifansHadalkii Sheekh Xasan Daahir

Somalifans Website

tweet!

Archives